# Somalian konflikti ja pakkosiirrot: kritiikkiä Hassan Sheikhille

- Original post: https://www.twitter.com/i/status/2118385521818743021
- Source account: [@Cabdalleaxmed](https://x.com/Cabdalleaxmed)
- Source language: Finnish
- Duration: 2:12
- Published: 2026-11-05
- Canonical URL: https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille

## Transcript

[0:00](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille) Intaas ka dib waxaan leeyahay waalidiinta gur guurto oo u ilmahoda dagaalka ku leynayo.

[0:07](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=7) Haddana markii ilmuhi u shaqayn lahaayaan oo dagaalka ku laayo, bara kacinayo, buldoos gurihooda galaya.

[0:14](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=14) Waalidkaas waxaan leeyahay ha la baraarugo.

[0:16](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=16) Midda kale meeshaas aan hawiyo layiraado Soomaali ina gur guurto waa ka quusatay.

[0:23](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=23) Dhaartood isma haayaan, raac wayn isma haayaan, Soomaalika dir isma haayaan, umad Soomaaliyeed isma haayaan awger Hawiyo uu marka.

[0:32](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=32) Ninkaas hawiyenimo ma yaqaaniin, hawiyenimo haw u kaalmay maagina.

[0:35](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=35) Dhaw hawiyenimo ma yaqaanno waxa u dhin ku fala iyo dhuma falayn.

[0:40](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=40) Markaa haw u kaalmayninna dhin leeyahay qofkii nin dhalima u gargaara oo gacan siiya asagu og in uu dhalim yahay Ilaahay asagu wuu ku salidaa.

[0:51](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=51) Ninkaas wax uu ka waayay waxaan maalin uun baraha bulshada ku arkayey, Shax Macabe abartiisii, Aduugisii iyo ilmihiisi oo kor loo sido.

[1:02](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=62) Ee ay baraha bulshada ka baroorayaan oo gurgi ka dhacay gur guurti gurihooda dhacay.

[1:09](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=69) Heer Shax Macabe waxay ka waayeen gur guurto qofku arki mayso.

[1:15](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=75) Ma yeelow marka haddaan balaayga idin sida ninkaas ha laga leexdaan idin leeyahay Ilaahay kitaabkiisana ha la qaato, Casan Sheekhna waxaan leeyahay Casanow haddaad ba garab u satay inaadan isku filnayn oo aad u baahan tahay inaad dad soo tuugto.

[1:31](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=91) Bariyahaa waxaan maqlaaya diyaarado Ugaanda u raacay waa la soo raacday, Itoobiya u raac waa la soo raacday, Masar u raac waa...

[1:38](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=98) Aan bariyahaa maqlaaye. Haddaad ba inaad dad tuugto u baahan tahay Casanow maxaa kuu diida inaad tuugto dadka dalka iyo magaca Soomaaliyeed ee kaa dhexayan inaad eega tuugto maxaa kuu diida?

[1:50](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=110) Dadka dadan wax kaara dhexayn ayaad ba tuugahe koo wax kaara dhexayaan inaad tuugto xaaku diida?

[1:56](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=116) Inta aad caruga umada Soomaaliyeed aad ku tuuga laheed arkaalaya, arnaqabsada, arnagumeysta, arhanaga tagina intaad wiraji laheed ee ay weliba kaa diidaayaan?

[2:09](https://www.translate.mom/transcript/0qk4hNqQY4VH/fi/somalian-konflikti-ja-pakkosiirrot-kritiikki%C3%A4-hassan-sheikhille?t=129) Ninyahaw meel cad lahad ku xoog beeleysaa
