# Somalian politiikka: Arabiemiirikuntien vaikutus ja yhtenäisyyden tarve

- Original post: https://www.twitter.com/i/status/2123129864123306002
- Source account: [@SomaliGuardian](https://x.com/SomaliGuardian)
- Source language: Finnish
- Duration: 5:28
- Published: 2026-11-18
- Canonical URL: https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve

## Transcript

[0:01](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=1) Imaaraadka ayadaa soo gelisay Soomaaliya.

[0:07](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=7) Heshiis waxay la saxiixatay inay xor u tahay Soomaalida, sidii ay doonto inayay meeshee ay doonto maray karto.

[0:14](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=14) Waxay doontana ka samayn karto, aanan lala xisaabtamin.

[0:18](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=18) Imaaraad markaa hadday Israa'iil soo horqaadaan, yaa fasaxay? Adaa fasaxay.

[0:25](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=25) Sooma Imaaraad waxaa lagu tilmaami karaa inay tahay waxaan anaga dhiig jirnay, before ahayee, - ee waxaan dhiig jirnay.

[0:38](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=38) - Shinbir maro. Haa, shinbir maro.

[0:43](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=43) - Ama baal layiraahdo, ma ahaay libaax calaalkii hore warid jiray ma aha?

[0:48](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=48) - Daboqood. Haa, daboqood miyuu ahaa? Waxaa jiray waraabe yar oo libaax hor socda.

[0:58](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=58) - Macaalle? Magac baan u dhaqaaay. - Dawaac. Dawaac, waakaa.

[1:04](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=64) - Magac baan u dhaqaaay. - Dhuuradawaac. Dhuuradawaac.

[1:08](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=68) Dhuuradawaacu markaa waxa weeye libaax hor socda.

[1:11](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=71) Cidiisa haddaad maqato, meesha libaax ka tag.

[1:16](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=76) Marka waxa weeye waa waraabe dawaacii Israa'iil.

[1:22](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=82) Dawlad ka ifsaad badan caalamul Islaamiga ah, uga ifsaad badanna ma jirto.

[1:29](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=89) Waanan la noolaaayay xadaastana. Soomaa Turkiyo af gambigiisii maxay ka samaysay? Dhowr intay leg bay ku lahayd.

[1:39](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=99) Liibiya, ma dhowr intay leg bay ku lahayd?

[1:42](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=102) Yaman iyo burburkeeda, dhowr intay leg bay ku lahayd?

[1:46](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=106) Suudaan iyo dagaalada ka socda iyo dacwo siliis, dhowr intay leg bay ku lahayd?

[1:51](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=111) Soomaalida iyo madaxdeeda kala haynteeda, dhowr intay leg bay ku lahayd?

[1:56](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=116) Dawladaha cidhiidh bay la lahayd, dawlad goboleedaha cidhiidh bay la lahayd, wayna wada haysaa, wayna kala haysaa.

[2:05](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=125) Sidaas daraadeed, Soomaalidu intay Imaaraad lugta kuna jirto, walle meel mug baad ka doodi doontaa.

[2:13](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=133) Imaaraad dal ka saara.

[2:17](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=137) Markaasay Soomaali fayyoobo u dhawdahay inay uu suurroobaan.

[2:22](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=142) Waxaan ku gabagabayn lahaa, Ilaahay aanu noqonno.

[2:26](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=146) Soomaaliyeey, Ilaahay aanu soo noqonno. Waxaa leyn ugu salliday, meeshuu ka bilaabso bilaabado waa garanaynaa, Ilaahay baynu khilaafnay, sharcigiisii baan khilaafnay, qabiyaalad baan galnay, qoys-qoys baan noqonay, dhiig baan daadinay,

[2:39](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=159) sharcadii Ilaahay baan ka fogaanay, waan isnacnay. Soomaa garan?

[2:44](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=164) Sharcigii Ilaahay markaan ka fogaannayna waxaa leyn ugu salliday, madax xarriban baan leyn ugu salliday.

[2:49](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=169) Dhowr iyo soddon sano waddankaasi uu madax la'aan yahay oo xarriban yahay oo noqonayay madax aan xal keenayn.

[2:57](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=177) Markay dhibaatooyinku saguun yahay dhacdanan qayn yahay oo meelaha ka qayn yahay, ayuu waddankaasi la daaraa dhacayay.

[3:02](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=182) Laakiin mid ogaada, waxaydaan u eedaynayn madaxda, nin xun, madax xuni, shacabku ayuu ka timaadaa.

[3:11](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=191) Ilaahay Qur'aanka kariimka ah wuxuu ku yiri: وَكَذَٰلِكَ نُوَلِّي بَعْضَ الظَّالِمِينَ بَعْضًا بِمَا كَانُوا يَكْسِبُونَ.

[3:19](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=199) Shacab baadima ayaa madax baadimiile Ilaahay u dhiibaa. Waa kaga argoosta.

[3:26](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=206) Soomaar, waa natiijo ka dhalatay dunuubtii isdaba taalay inuu galayno, ayna ka toobad keenayn. Haddii Ilaahay u soo noqonno, qaladkana aan ka noqonno, Ilaahayna aan raali gelinno, diintana aan u soo noqonno, heshiis aan u soo noqonno,

[3:40](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=220) wada hadal aan u soo noqonno, isu tanaasul aan u soo noqonno.

[3:44](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=224) Imaantaynu garab taaganahay ee ninka iyo nala lulshay inuu ku garab taaganahay iyo taageerada aan ku taageerayna aan joojinno.

[3:50](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=230) Haddii la jooji waayo, sidaan lagu socdo, mid baa hadda laga hadlayaa. Taana way tagi saan sheegay.

[3:56](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=236) Tu kale la way tagi, tu kale la way tagi.

[3:59](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=239) Dawladaha gobolkuna way qaybsan, kuwa kalona wayna qaybsan.

[4:02](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=242) Hadda kahor baan, dhowr iyo toban sano kahor, baan waxaan ka galay muhadara la yiraahdo: شَبَحُ الْأَنْدَلُسِ فِي الصُّومَالِ.

[4:11](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=251) Hummaagii Andalus ka dhacay ayaa Soomaaliya ka muuqda, qaabkay ku socotana inay ku dambayn doonto dal kale kala qaybsado ayay ku sii socotaa.

[4:21](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=261) Haddaynu isdabaqabo weyno waaye.

[4:26](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=266) Intaas baan ku gabagabaynayaa. Ilaahay tabaaraka wa ta'aala toobixda Ilaahay noo waafajiyo.

[4:31](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=271) Rushtiga Ilaahay noo soo celiyo. Ilaahay dalkeena iyo deegaanka inoo dajiya.

[4:36](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=276) Dawlad khayr qaba Ilaahay nooga dhowrayo.

[4:38](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=278) Hoggaan khayr qaba Ilaahay inoo siiyo. Sharcadeena iyo diinteena kuwo noqdo Ilaahay inaga dhigo.

[4:43](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=283) Inkastoo dhibin ugu wada Ilaahay inaga qabto.

[4:46](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=286) Madaxda Ilaahay islaaxiyo. Inta fasadadna Ilaahay inaga qabto.

[4:50](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=290) Cadow shisheeya mid hoosoo Ilaahay inaga qabto.

[4:52](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=292) Umadda Ilaahay quluubteeda hayso soo celiyo.

[4:55](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=295) Midnimadeedii Ilaahay soo celiyo. Wada jirkeeda Ilaahay soo celiyo.

[4:58](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=298) Isticmaalkeedii Ilaahay soo celiyo. Aragnimadeedii Ilaahay u soo celiyo. Ilaahay tabaaraka wa ta'aala khayr aduun iyo aakhiro, Ilaahay inoo waafajiyo. Shar aduun iyo aakhiro, Ilaahay inaga sarfiyo.

[5:07](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=307) Allahumma salli 'ala Muhammad wa 'ala ali Muhammad.

[5:10](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=310) Subhana rabbika rabbil 'izzati 'amma yasifun.

[5:12](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=312) Wa salamun 'alal mursalin walhamdulillahi rabbil 'alamin. Jazakumullahu - khairan. Jazak-- Bismillah.

[5:18](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=318) Jazakumullahu khairan, ee Sheikh Muhammad Abdulqadir. Ilaahay subhanahu wa ta'ala Sheikh aha xifdiyo.

[5:24](https://www.translate.mom/transcript/2o9arL6DI1RA/fi/somalian-politiikka-arabiemiirikuntien-vaikutus-ja-yhten%C3%A4isyyden-tarve?t=324) Caafimaadkiisana Ilaahay subhanahu wa ta'ala ha u daayimo.
