# Islamilainen laki, demokratia ja parlamentin lainsäädäntö

- Original post: https://www.twitter.com/i/status/2116124184770212345
- Source account: [@AlDonFodio](https://x.com/AlDonFodio)
- Source language: Finnish
- Duration: 2:04
- Published: 2026-11-16
- Canonical URL: https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6

## Transcript

[0:00](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6) iyaan isugu gaaloobay. Waa Islaamka laga baxay inta soo tafasiir iyo faahfaahin ay leedahay.

[0:06](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=6) Waa inshaAllaahu taala dib baan ka faahfaahin doono.

[0:09](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=9) Waxa yidhi Ilaahay subxaanahu watacaalaa hadduu ummadiisa uu ogol yahay iyo adoomadiis in sharci kale lagu maamulo, xitaa kutubtay soo dajintooda iyo Rasuulka soo diritaan kooduba macno la'aan weey mar.

[0:21](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=21) Taasi idin la'aan weey. Haddiiiba adooowadu ismaamuli karaan oo iyagu sharci dajisan karaan, oo isku filan yihiin, oo caqli ku filan ay leeyihiin oo sharci ku dajisan karaan, maxaa looga baahan Rasuul la soo diray kitaab la soo dajiyay mar?

[0:34](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=34) Soo macno la'aan ma noqonayso? Taasi un bay noqon macno.

[0:37](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=37) Sidaas daraadeed nadaamyadan taaso macnaa waxa layiraahdo hadda, yaani anziimada caalamka inta badan hadda hayste dimoqraadiyada taasu tan layiraahdo.

[0:45](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=45) Eee macnaheedu waa ay tahay yaani sharci inuu bulshadu isu xukunto.

[0:51](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=51) Waxaa layiraahdo macnaa waxa layiraahdo hukmu shaabi li shaabi baa layiraahda.

[0:55](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=55) Shacabku waa xukumo, isagu isu xukuma. Qeyb shacabkiisa mid oo la soo xulaa oo shacabku soo doorto, iyo ahkaamta dajinaysa iyo sharciga, sharcigaasna yuu ku fuliyaa?

[1:06](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=66) Bulshadii soo dooratay buu ku fuliyaa. Qoladaasina kuwaas baarlamaanka waaye.

[1:11](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=71) Majaaliska baarlamaanka ayaa tashriic ah iska leh.

[1:14](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=74) Waxaa layiraahdaa majaaliska tashriicna waa layiraahdaa, majaaliska baarlamaanna waa layiraahdaa, majaaliska niyabiyanna waa layiraahdaa.

[1:21](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=81) Marka ayagaa waxa lagu yiri xalaalayn iyo xaaraamayn iska leh.

[1:25](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=85) Ilaahay subxaanahu watacaalaa sharcigiisu wuxuu sheegay, haddii maanta ay kasoo baxdo oo ay yidhaahdaan waa xalaal, waa xalaal.

[1:32](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=92) Sharci dhig loo dhigay bay. Waa xaaraam haddii ay yidhaahdaan waa xaaraam.

[1:36](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=96) Zinada hadday xalaal ayayaan waa xaaraam.

[1:38](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=98) Khamradda hadday xalaal ayayaan waa xaaraam.

[1:40](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=100) Masaajidda halowda xiraad hadday yidhaahdaan waa halowda xiraad. Taasi waa.

[1:43](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=103) Marka yaa iska leh hawsha ayada? Ilaahay baa lahaa subxaanahu watacaalaa.

[1:47](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=107) Hawl Ilaahay leeyahay oo rag boobay weey.

[1:50](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=110) Ragii boobay haddii marka lagu garanistaago oo macnaa waxa weeyaan loogu hidi iyo sida lagu ad-deecay.

[1:55](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=115) Kuwa ad-deecay iyo kuwa boobay labaduba macnaa waxa sharci ahaan uga baxaya, diinta uga baxaya macnaa.

[2:00](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=120) Faahfaahintaasna inshaAllaahu taala waayayna iman doontaa.

[2:02](https://www.translate.mom/transcript/R8DLb3CvZHP3/fi/islamilainen-laki-demokratia-ja-parlamentin-lains%C3%A4%C3%A4d%C3%A4nt%C3%B6?t=122) Salaad kaalimo.
