# Puhuja vaatii Arabiemiraatteja poistumaan Somaliasta

- Original post: https://www.twitter.com/i/status/2010357578555912310
- Source account: [@OgadenSoldier](https://x.com/OgadenSoldier)
- Source language: Finnish
- Duration: 2:39
- Published: 2026-11-06
- Canonical URL: https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta

## Transcript

[0:01](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=1) Dowlada Imaaraatka, dowlada Imaaraatka Soomaaliya laga saaro.

[0:11](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=11) Maamulka ka jira Soomaaliya, dowlada dhexe.

[0:18](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=18) Imaaraatka cayadaas soo gelisay Soomaaliya.

[0:24](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=24) Heshiis waxa ay la saxiixatay inay xor u tahay Soomaalida, sey doonto inay meesha ay doonto mari karto.

[0:30](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=30) Wax ay doonto na ka samayn karto. Aan lala hisaab tamayn.

[0:35](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=35) Imaaraad marka hadday Israel soo hor qaadaan, yaa ku fasaxi doona?

[0:40](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=40) Adigoo fasaxi doona? Soomaa? Imaaraad waxa lagu tilmaami karaa inay tahay waxaan anaga dhiirasho ahaa, waxaan dhiirasho ahaa shimbir malab ama baal lay dhahdo maxaa ahaa?

[1:02](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=62) Libaaxa baalkii hor wadi jiray maxaa ahaa?

[1:09](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=69) Waxaa jira waraabe yaroo libaax hor socda.

[1:14](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=74) Maxaa leeyihiin? Waxa baan u dhaqaaqnaa.

[1:18](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=78) Dawac, okay. Dawac baan u dhaqaaqnaa. Waraabe dawac.

[1:25](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=85) Waraabe dawac markaa waxa weey libaax hor socda.

[1:27](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=87) Cidii isa haddaad maqaato meesha ay libaaxa ka dhigto.

[1:33](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=93) Markaa waxa weey waa waraabe dawacii Israel.

[1:39](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=99) Dawlad ka ifsaab badan caalamul Islaam ee uga ifsaab badan ma jirto.

[1:46](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=106) Waanan la noolahay xadasta. Soomaa? Turkey afgembigiisii maxay ka sameysay?

[1:52](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=112) Dawrinteeda lag bey ku leedahay.

[1:55](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=115) Libya ma dawrinteeda lag bey ku leedahay?

[1:59](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=119) Yemen iyo burburkeeda dawrinteeda lag bey ku leedahay?

[2:03](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=123) Sudan iyo dagaalada ka socda iyo dacwo sariix dawrinteeda lag bey ku leedahay?

[2:08](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=128) Soomaalida iyo madaxdeeda kala xaynteeda dawrinteeda lag bey ku leedahay?

[2:13](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=133) Dowlada dhexe xiir bey la leedahay? Dawlad goboleed xiir bey la leedahay?

[2:18](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=138) Weyna walaheysaa weyna kala heysaa.

[2:22](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=142) Sidaas daradeed Soomaalidu inta ay Imaaraad mugta kula jirto, walle meel fog baad ka dooran doontaan.

[2:30](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=150) Imaaraad dalka saara.

[2:33](https://www.translate.mom/transcript/U5cxvsRY4yXG/fi/puhuja-vaatii-arabiemiraatteja-poistumaan-somaliasta?t=153) Markaas ay Soomaali fayoobo u dhowdahay inay un xor u suurogalaan
