# Somalian nationalismi, aseellinen valta ja valtion rakentaminen

- Original post: https://www.twitter.com/i/status/2117646123401957739
- Source account: [@FergieBallFan](https://x.com/FergieBallFan)
- Source language: Finnish
- Duration: 2:47
- Published: 2026-11-05
- Canonical URL: https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen

## Transcript

[0:00](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen) Waxaa ka sab noqon doon maalinta maalmaha kamida inay soo baxdo koox Soomaaliyeed oo cusub, oo nationalist ah, oo qorya sidaynta.

[0:10](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=10) Ma Berberi ka imaanayaan? Ma Garowe ka imaanayaan?

[0:13](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=13) Ma Gaalkacyo ka imaanayaan? Ma Baydhabo ay ka imaanayaan?

[0:17](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=17) Ma Kismaayo ka imaanayaan? Ma Cadale ka imaanayaan?

[0:20](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=20) Ma Isku Wacaase ka imaanayaan? Meel aala mashaa Allah kay imaaneen.

[0:23](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=23) Waa inay timidoo koox Soomaali ah oo ka adkaato kooxa kale, oo dadka hubka ka qaada, oo dawlad sameysa, shacab hubaysan.

[0:34](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=34) Tan hadda ma tooseysna? Ma tooseysu. Ma tooseysu.

[0:37](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=37) Sababtoo ah inuu tooseey shardiga koobaad ee dawladnimadu wuxuu yahay monopoly of violence.

[0:43](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=43) Dawladdu waa inay leedahay awoodda adeegsiga xoogga sharciyeysan.

[0:49](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=49) Geed kasta oo xamar ku yaalo, markii u yartaa waxa yaala pistol aataan.

[0:53](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=53) Qaar waxa yaala daba jaahaayaan, qaar basuuka yaala, qaar waxa dhaxfal iyo caddibile.

[0:57](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=57) Ma meel saa siyaad dawlad ka shaqeysaa? Dadka badhtamaha u shageysiy.

[1:01](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=61) Ma meel saa isku taal ayaan nina soo doortaa dee kartaa ka shaqeysi institution? Maya.

[1:06](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=66) Waxaa loo baahan yahay in la dagaalamo mar kale oo uu Somaliland dagaasho.

[1:10](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=70) Waaye inay koox Soomaali dagaasho. Koox waxa inay soo baxdo Soomaali.

[1:13](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=73) Markaasna halka ay imaana qabtaa? Kooxdaas waa inay dalka Soomaaliya gees inta ka badan gees kale u baxdo sida hadda Suuriya shara kooxdiisa.

[1:22](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=82) Inta kale hubka ma ka dhigeen? Macal koox hadda isma ka dhigeen?

[1:26](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=86) Taliban Afghanistan hubka ma ka dhigu waayaan?

[1:29](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=89) Waa saa suge. Tigray markay qabsadeen Itoobiya hubka ma ka dhigeen?

[1:34](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=94) Museveni markuu qabsaday, markuu qabsaday Uganda hubka ma ka dhig?

[1:38](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=98) RUF markay qabsateen Burundi hubka ma ka dhigt?

[1:40](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=100) Halka kaliya ma joogtaa? Halkale ma jiro.

[1:42](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=102) Waa in la dagaala- Faroo soo dagaalane mitaa?

[1:44](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=104) Ma jirto waa in mar kale la dagaalama. Ilaa laga keenaa dawladnimu, ilaa inta la keenaa dawlad Soomaaliyeed.

[1:49](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=109) Waa in la helaa koox Soomaaliyeed. Ma waxay ku imaanayaan diin ay ku imaanayaan?

[1:56](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=116) Ma waxay ku imaanayaan deegaan ay ku imaanayaan?

[1:58](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=118) But they must be nationalist. Dawlada amaan leeda laftirkeeda ha adeegsato toxtaa xoogga oo- Koox...

[2:04](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=124) Ma kari karto. Ma kari karto. Koox nationalist ah, koox nationalist ah oo un foreign shaqo ku lehee, oo isku duuban.

[2:13](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=133) Waa inay yimaadaan dadka waa in hubka laga qaado, shacab hubaysan dawlad loo madhiso. Marka dawlada waa inay baxdaa halkaa?

[2:20](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=140) Dawlada waa inay baxdaase. Dawlad maaha.

[2:23](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=143) Waa inuu systemkaan oo Jabuuti kayimi, oo soo maray, oo soo maray, ee, ee, imbikaati soo maray, oo Garowe Garowe soo baxay.

[2:32](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=152) Dawlad wey dhisi weeye labaatan iyo shan sanno oo qaatay.

[2:36](https://www.translate.mom/transcript/p55PTPz0BNMO/fi/somalian-nationalismi-aseellinen-valta-ja-valtion-rakentaminen?t=156) Waa inuu baxo oo maamul cusub iyo wadaj cusub iyo xoog cusub iyo dhiig cusub iyo fikir cusub waa in la keenaa.
