# Somali Speaker Urges Peace and Security in Mogadishu

- Original post: https://www.twitter.com/i/status/2120044047293350148
- Source account: [@SMSSomaliTV1](https://x.com/SMSSomaliTV1)
- Source language: English
- Duration: 1:42
- Published: 2026-11-12
- Canonical URL: https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu

## Transcript

[0:00](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu) Dalkeena dad Imaaraad iyo Yuhuud iyo Kiriyaat iyo Itoobiya la dhahaa ku soo duulee, een waxaa ku soo een waxaa ku bilaabayaa horta.

[0:07](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=7) Nabadgelyadu waa shayga kooban aan bulshadu ka maarmi.

[0:10](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=10) Ee magaalada Muqdisho umadda Soomaaliyeed qabiil kasta ay ka mid tahay maanta waa joogtaa waana lagu dhayahay.

[0:16](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=16) Waan nima yahoow Muqdisho sidii doorkii hore ahayd way ka tagtay wayna ka ilbaxday.

[0:21](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=21) Maanta dhibaata Muqdisho ka dhacda uma lama qabsan karaa.

[0:24](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=24) Beri hore way la qabsan karay laakiin maanta wax dhaca lama qabsan karaa.

[0:28](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=28) Inagu wadan baan nahay Soomaali baan nala yiraahdaa caasimaddeedu waa magaalada Muqdisho.

[0:32](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=32) Umad yaahay aan nabadgelyadeena iyo caasimaddeena ilaashanno.

[0:36](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=36) Raga siyaasiyiinta, raga siyaasiyiinta ee mucaaradka waxba la mucaaradi karaa laakiin mucaaradnimadii niyay noqon mid dalka khalkhal gelaysa mid ardayda khalkhal ku abuuraysa.

[0:46](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=46) Waar waxa iga dambeeya waa arday. Yaa caafimaad qaba oo caafimaad qaba oo nabadgelyo raba ay u soo baxeen sidii nabadgelyadooda u sheega lahaayeen.

[0:54](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=54) Nima yahoow dalkeena dad Imaaraad iyo Yuhuud iyo Kiriyaat iyo Itoobiya la dhahaa ku soo duulee, wadan bay haystaan ay dhaqaale iyo wax soo saar iyo quruxba leeyihiine, keenna aynu quruxsano oo ilaashanno.

[1:05](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=65) Waan mucaaradka beritoole waa muxaafidka beri.

[1:09](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=69) Waan nima yahoow aynu dalkeena ilaashanno.

[1:11](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=71) Aad baan idin salaamayaa dhamaantiin.

[1:13](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=73) Hadda waxaad si toos ah simkaarkaaga Somnet uga wici kartaa shirkadda Hormuud adiga oo isticmaalaya xirmooyinka cusub ee adeega mudnaan.

[1:20](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=80) Ku shubo 60 senti oo hel ku hadal Somnet iyo internet aan xadidnayn muddo 24 saac oo ay la socdaan 30 daqiiqo aad ku wici karto Hormuud.

[1:27](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=87) Ama ku shubo 120 senti oo hel ku hadal Somnet aan xadidnayn muddo 24 saac oo ay la socdaan 10 daqiiqo aad ku wici karto Hormuud.

[1:35](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=95) Si aad ugu shubato garaac xiddid sideed todobo eber afar gees.

[1:39](https://www.translate.mom/transcript/pnjgNVYou11C/en/somali-speaker-urges-peace-and-security-in-mogadishu?t=99) Somnet Telecom isgaarsiinta jilka cusub.
