Transcript · Somali → English
Somali → English transcript
The faith of the people of Sheffield. Maasha'allah very,
very much we support this event today.
In this year that we are in, I became the Sheffield
Deputy Lord Mayor, and next year I will be the Lord
Mayor. I will be the first girl
who is Somali, or a Black girl, or a girl who wears hijab,
to come out of Sheffield, and to come out of a city
in the UK. And that is the strong effort that today
we are putting in, for the Westminster MPs to
recognize Somaliland.
End of transcript · 92 words · machine translated
Original transcript (Somali)
Sheffield kawaan ka imaanay. Maasha'allah aad iyo aad baan u taageeraynaa maanta xafladdan. Sanadkan aanu ku jirno waxaan noqday Sheffield Deputy Lord Mayor, sanadka soo socdana Lord Mayor baan noqonaynaa. Wa gabadhii ugu horreysay
oo Soomaaliyad ama gabadh madow ama gabadh xijaabsan, Sheffield kasoo baxda oo city ahaan UK kasoo baxda. Taasna waxa weeyaan een xoog aan maanta aan saarayno, een MP-yaasha Westminster inay ictiraafaan Somaliland.