Transcript · Somali → English
Somali → English transcript
The U.S. government will do what we say the U.S. government should do.
It is that trust that we have in ourselves as Somalis.
We are the ones living in this country.
This country is the country where we are the ones who pay taxes.
It is the country where a girl from among
you was born and now sits in Congress.
As long as I am in Congress... ... no other people will take the
waters of Somalia and no other people will take its sea.
And I will not support in the United States other people so that we would be robbed.
So sleep on that.
End of transcript · 107 words · machine translated
Original transcript (Somali)
Dowladda Mareykanka waxay ka qabaneysaa wixii anaga aan dhahno dowladda Mareykanka ka qabo. Waa kalsoonidaas inaan isku qabno anaga Soomaali haddii aan nahay. Wadankaan anagaa ku nool. Wadankaan wadankii aan anaga tax ka dhiibno waaye.
Waa wadankii gabar idinka idinka dhalatayna ee Congress-ka fadhiso. Intii aniga aan Congress joogo... ...wadanka Soomaaliya biyahiisa dad kaleete iyo baddiisa dad kale ma qaadanayaan. Wadanka Mareykankana kuma taageerayo dad kaleete in anaga ayna dhacaan. Marka taas ka seexda.