Transcript · English
Discussion on Somaliland Political Leadership
Hasan Sheikh soo madaxweyne ma?
Soo horena madaxweyne umuu noqon.
Anagu team baan ku wada jirnay markii hore.
Team la abuuro layidhahan noqoto isbahaysi.
Dadkii lalgulahaa waa inta waawayn ururrada waawayn ama dadkii la
ururada waday. Yaase Sheikh kamid yahay?
Somaliland
Sheikh Shariif markaa doonayay inay beddelaan oy reejo cusub iyo
tale cusub keenaan
oo ku heshiiyeen keenay uga codbata hala sii yo codka ugu
dambeeyey. Anigu German baan teamka u ahaa.
Hassanna deputykaygu ahaa.
Hassan maalin dhuda.
In badanna waan wada quraacnay. In badan baan wada cashaynay.
Inbadan baa nu wada qadaynay.
Maalin dhuda illaa maanta waa markii labaad ii kasoo wareegtay.
Ma oran waan iyo waddankeennii waakaas uu kala go'ay.
Arintan wax ma laga qaban karo? Hadii laga qaban karo, maxaa
suurtogeli kartay? Anigu usoo dhaaf.
Hassan markii hore markii two thousand and
two thousand and twelve markii la doortay two thousand and twelve.
Su'aal wayn.
Aniga
macallinkeey Ismaaciil Buubaax,
Dr. Cali Khaliif Galaydh
Allah una naxariistee
Iyo General Jaamac,
Jaamac Yare
Sugeyaas
Jaamac.
Afartooda asa is raacnay.
Reer Somaliland asal baa iyagu ahaa.
Hassan waxaan ula tagnay in arintan Somaliland si degdeg ah wax uga
qabto.
Taladaanu u geeyneyna wax ay ahayd in uu isku soo raacno ay qorantahay I wrote it
in my hand ana aa qoray taas.
Sugeyaas
Laba qodob inuu Hassan ku dhaqaaqo degdeg
Oo kala ah?
Kow, raysal wasaare la soo xulay oo miidh ah
Somaliland ka soo saaro.
Kow
Haddaad u baahato magacyada waan kuu keenayaa.
Annaan anagu ku jirnin saan loo qadan inaan anagu wax raadinayno.
Todobo sideed qof baan kuu keenayaa ka dooran. Faran iyo dumar isku ku jira.
Waa kow
Committee, ya?
Guddi
Isku ku jira gudi,
koonfur iyo waqooyi labadaba isku ku jira Somaliland iyo Soomaaliya.
Silaag maybe labaatatan saddexatan qof.
Dad miidha oo waawayn
ku jiraan oo aqoon iyo karti iyo heel iyo xarrago intaba
garanaya.
Oo wada aaminsan wada jirka Somaliland iyo Soomaaliya.
Inay halkaa oo waddan ku kala tagi jireen.
Laakiin maskaxdooda furan tahay inay dhageystaan
qadiyadda Somaliland ee ah halkan dan nooguma ay harina waan
ka bixinna. In dadkaa la dhageysiyo.
Tani haddii uu laga soo saaro recommendations labada qodob baan ku jir.
One week
after he was markii toddobaad baa...
La doortay
Labo kun iyo labaatatan. Waa yahay biro dhaqdin baan u geeyay.
Waan kasoo baxnay. Halkaan kasoo baxnay baabuurkii raacaynay
baabuurkaygii baan la soconay raacaynay waan ku odhanay.
Imika wadayaasha way iga wada waawaynaayeen way iga magac waynaayeen.
Abuubaa Galaydh sugeyaas
Dhageysta. Saddexdaba way dhinteen maanta.
Allah yarhamo
Halkaa kama qaadi doona cadh dhageysta. Halkaa ka qaadi doonaa never.
Jawaabu nagu soo celiya hadal nagu soo celi ma jirto. Markii labaad buu noqday.
Jawaabu nagu soo celiya iyo hadal nagu soo celi markii buu noqday.
Dadkii Somaliland ku noolaa bari iyo galbeed iyo inta u
dhaxaysa ba,
maxay ka sugi meesha caynkaas? That is the question.
Maxaan laga sugi meesha caynkaas?
Forty years bay ku dhow dahay. Thirty five years bay ku dhow dahay.
Oo hadal kasoo bixin macna leh. Aan iska wada aan xasa oo wicdi waayo
leeyahay aan kala loolanno.
Far waxaas siyaasad maaha. Waddan dan oo burburay. Sidaad ma taqaan.
Kuwii ka horeeyey iyo kuwa ka dambeyn doona.
Kuwii ka horeeyey macna may keenin. Kuwa ka dambeyn doona I don't know.
Marwa Fartila Tisaanta waxa harun caafimaad oo soo celisay farxadii
iyo rajadii qoysas badan oo Soomaaliyeed.
Kuwaasi oo qaarkood ku dhawaa inay kala tagaan dhallaalaan darted.
Halkan waxa lagu dawiyaa dhallaalaanta waxaana lagu dhisayaa mustaqbal.
Marwa, waa furaha qoyskaaga berrri.
Soo booqo ama nagala soo xiriir teleefanada shashadda kaaga muuqda.
End of transcript · 592 words · machine translated