Transcript · English
Discussion on Diversity and Success
Labadii caddaanka aheyd marka dad people of color waxay dhahaan
wax galaayo baa ma leh dadkii dhan way cabsanayaan.
Waxaan isku dayay inaan ruh because dad waxa jiro lawyerin ah
oo people of color ah, dad waxa jiro CEO oo kambaniyadood
intay hoos ka soo bilaaban dhistay oo waliba waxa jira dad oo
lawn mowingka guryaha cawska laga jiray intay ka
bilaabeen kambaniya waawayn noqotay
End of transcript · 65 words · machine translated