Transcript · Somali

Somali transcript

Isma aqaano ee waan idinka caawinayaa wixii aad rabtaan inaad sameysaan.

Waa fahanteen soo maaha? -Yes. Een, arinta kale kusoo xigta waxay tahay, hadii

qof aad u maleyneysid inuu... ...aad hubin inuu yahay dowladii inuu ka socdo

sida ICE oo kale inuu yahay ama uu yahay...

...askari, oo aad hubin inuu askari run ah yahay...

...maxaa yeelay qof kastaa iska soo xiran kara dharka.

Waxaan ku leenahay waxaa inaad soo wacda Minneapolis Police 911, sagaal hal

hal... ...waa inaad soo wacda si aad u hubsato inuu qofkan horta boolis maba

yahayba. Inuu qof kastaa ma taqaanaa dharka iska soo xiran kara...

...oo dadkii keeno markaa hanjabaad kale maadaama ay dhacday magaaladani in

lagu dilay laba qof...

End of transcript · 116 words

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Read any video in your language

Paste a link from X, TikTok, YouTube or Instagram. You get a page like this one.