Transcript · Somali → English

Somali → English transcript

That was when he said the U.S. government is doing what… … whatever we say, the U.S.

wixii anaga aan dhahno dowladda Mareykanka qabo.

Waa kalsoonidaas inaan isku qabno anaga Soomaali haddii aan nahay.

We are the ones who live in this country.

This is the country where we are the ones who pay the taxes.

It is the country where a girl born from among you sits in Congress.

As long as I am in Congress,

no one else will take Somalia’s land and no one else will take its sea.

And I will not support anyone in the U.S. who wants to rob us. So because of that,

sleep in peace.

sleep in peace.

End of transcript · 115 words · machine translated

Original transcript (Somali)

Waa tii uu yiri dowladda Mareykanka waxay ka qabaneysaa wixii anaga aan dhahno dowladda Mareykanka qabo. Waa kalsoonidaas inaan isku qabno anaga Soomaali haddii aan nahay. Wadankaan anagaa ku nool. Wadankaan wadankii aan anaga tax ka dhiibno waaye.

Waa wadankii gabar idinka idinka dhalatay ay Congress-ka fadhiso. Intii aniga aan Congress joogo, wadanka Soomaaliya dhulkeeda dad kaleeto iyo badeeda dad kale ma qaadanayaan. Wadanka Mareykankana kuma taageerayo dad kaleeto in anaga ayna dhacaan. Marka taas ka

seexda.

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Read any video in your language

Paste a link from X, TikTok, YouTube or Instagram. You get a page like this one.