Transcript · Somali → English

Somali → English transcript

It was said, hey, the U.S. government will

do whatever we say the government should do

Hold on to America. It is that trust that we will

Because we have value as Somalis. This country

we are the ones who live in it, this country is the country where we pay tax

it is, it is the country where a girl from among you

you were born to be someone who sits in Congress.

As long as I am in Congress, the country of Somalia,

its waters and its seas, other people will not

take them. I also will not support the United States

taking other people’s things from us. So

do not sleep on that.

End of transcript · 116 words · machine translated

Original transcript (Somali)

Waa tii la yiri he, dowladda Mareykanka waxay ka qabaneysaa wixii anaga aan dhahno dowladda Mareykanka ka qabo. Waa kalsoonidaas inaan isku qabno anaga Soomaali haddii aan nahay. Wadankaan anagaa ku nool, wadankaan wadankii aan anaga

tax ka dhiibno waaye, waa wadankii gabar idinka idinka dhalatay neh ee Congress-ka fadhiso. Intii aniga aan Congress joogo, wadanka Soomaaliya biyaheeda dad kaleete iyo badeeda dad kale ma qaadanayaan. Wadanka Mareykankana kuma taageerayo

dad kaleete in anaga eyna dhacaan. Marka taas ka seexda.

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Read any video in your language

Paste a link from X, TikTok, YouTube or Instagram. You get a page like this one.