Transcript · English

Islamic Court Justice and Accountability

In boqolaal kiisas ah

oo aad u culus lagu kala xukumay Maxkamadda Shariicadda Islaamka

ee Xarakadu maamusho.

Waxa maxkamadaha Xarakada

looga yimaadaa dal iyo dibad,

ayagoo dadku kalsooni ku qaba in wixii ay xaq u leeyihiin

ay shariicadda usoo dhicinayso.

Ilaahay fadligiisna rajodoodii ay lahaayeen kuma aysan

hungoobin.

Arrinkaas

Allaah subxaanna wa ta'aala ayaa ku mahadsan, ku manaal jar.

Kadibna waxa ku mahadsan

raggaan guddaada ah ee ka shaqeeya

maxaakimta Islaamiga

ah ee Xarakadu leedahay.

Allaah subxaanna wa ta'aala wejigiina ha iftiimiyo

si aad wejigeenna u iftiimisaan.

Dhanka kale,

waxa kasoo jeeda

golaayaasha riddada ay u yaqaanaan maxkamada.

Balse

ku sii faysan oo ah goobo dadka lagu dulmiyo laguna

dhaco.

Hantidooda lagu biniliqaysto,

jeebkoodana

lagu baarto,

xoolahoodana lagu bannaaysto.

Maxkamadaha riddada waa kuwa dunida ugu cadaalada xun,

ugu musuqmaasuqa badan,

loona kalsooni darro yahay.

Maaha waxa aanu sheegayno

waxaan kaga been abuuraynayno,

balse iyaga isku marqaati furaya oo si cad u

sheegaya inay aan cadaalad aqoonin.

Waxa kale oo arrinkaas ku marqaati furaya

gaadiidii ay dagaal dhirifada u ahaayeen

ee dhaqaalaha iyo ciidanka ku taageereysay oo ku dacmiseysay

ayaa igana ka marqaati noqonaya. Dadka dacwadaha geystay

maxkamadahooda

iska dhaaf ileex xaqoodii xalaal oo la siiyay

intii u hartay

ayay riddadu kasii qaadataa. Waxa ugu sii daran,

murtadkan maanta jooga

ee Xasan Gurguurte

oo biniliqo

iyo boob kula kacay hantii caamka ahayd iyo tii gaarka

loo lahaa intaba.

Dadkii noolaa markuu xaaluufiyay Xasan Gurguurte,

guryahoodiina la duusadeeyoo la qaatay, hantidoodii ma

guurtada ahayd lalawareegay waxa usii gudbay kuway

dhintay oo intuu qawowdii qawrihii ay ku xalaalnaayeen

kaga daba tagay. Lafoodii bannaanka kusoo tuuray

hulkiina xaraashatay.

Maalin walba

waxaad islaam ka maqleysaan weliba kuwa muuqaalka ah ka arkeysaan.

Qaylada iyo baroorata dadka shacabka ah iyo

waayeelka

ay cagafka Gurguurta saqaha dhexde guryahoodii ka dumisay

ka yeereysa.

Dadkaas iخوانی

cadaalad ayay u baahan yihiin.

Ilaahay idan kiisna

way helayaan mar ay ahaato insha Allaha wa ta'aala.

Ilaahay Caadil weeye.

Umadda Soomaaliyeed ee Muslimka

ah, markii ay arkeen cadaalada taalla

Maxkamadda Shariicadda

Islaamka

ee Xarakadu maamusho,

dhanka kalena

kasoo quusteen

maxaakimta riddada ee dulmiga iyo jawirka ku caan baxay

kuna dhisan,

waxa iyagoo koox koox ah usoo xuggun doontaan

Maxkamadaha Shariicadda

ee Xarakada.

Iskedda magaalooyinka ay cadawgu xooga ku haystaan ay xitaa

dalka dibaddiisa

ayay dadku uga yimaadaan

si mataaninta ay kala tirsanaayeen lagu kala xukumo.

Arrinkaas,

cadawgu markii uu dareemay

wuxu waqti badan ku bixiyay inuu dadkaas hanjabaad

iyo cagajuglayn isugu daro.

Qaarkood xirxiro,

qaar kamida

xarumihi maxkamadaha doqeyo

oo bur buriyo, guddadii dadka kala xukumaysana

qaarkood beegsado

bannaankaana lasoo istaago

inuusan aqbalaynin

in dadku cadaalad u raadsadaan Maxkamadaha Shariicadda

Islaamku wax ku dhaqa.

Balse Allaah subxaanna wa ta'aala fadligiisa iyo mahaddiisna

arrinkaas kuma uusan guuleysan. Illaa maantay

oon hadlaynana dadku safaf dheerdheer ayay ugu jiraan

Maxkamadaha Shariicadda Islaamku wax ku dhaqa,

iyagoo kalsooni buuxda ku qaba inay cadaalad ka helayaan

xukunka

Islaamka ku dhisan. Waxaan ballan qaadayna insha Allaha wa

ta'aala

inaan hawshaas aan dadka Muslimiinta ah u hayno

sii dardargelin doono

intii aan awoodno insha Allaha wa ta'aala.

Umaddeena inteeda dulman xaqooda u raadi doono insha Allaha wa

ta'aala. Kuwo daalmiinta ahna gacan bir ah ku qaban

doono

insha Allaha wa ta'aala. Waxaan kula dardaarmaynaa

guddaada maantay dawlada loo soo xiray

inay halkooda kasii wadaan hawsha ay umadda Muslimiinta ah u

hayaan,

aynna ilaaliyaan suncada wanaagsan ee qaddaha

Islaamka.

Inay ku dadaalaan cadaalada kina fogadaan wax walba

oo keeni kara cadaalada darro. قال رسول الله صلى الله

عليه وسلم إن المقصدين عند الله على منابر

من نور عن يمين الرحمن عز وجل و كلتا

يديه يمين الذين يعدلون في حكمهم وأهلهم

ومواليهم

End of transcript · 591 words · machine translated

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Read any video in your language

Paste a link from X, TikTok, YouTube or Instagram. You get a page like this one.