Criticism of the Abrahamic Family House and Double Standards in Takfir
6 min Faith
6 min Faith
Waxa ka mida masalan xaakimka haduu gaalnimo ku dhaco oo kufri banwaax uu banaan kala soo istaago kuma dhiiranayaan inay gaalaysiiyaan.
Beyn ama afroda muslimiinta masaakiinta beelaha taagtaaga mid haduu intuu ninka madaxdii gaalnimadu ku dhacay boqolkiiba toban wax aad uga yar kaas haduu ku dhaco waa la gaalaysiiyaa isaga loo gaban maayo biyo loo gaban maayo.
Xaakimkii gaalimo ma ku dhacay waa laga warwareegay qiil baa loo raadinayaa.
Xataa kufriku banwaax ahaad.
Miisaalkeedii waxa weeye oo wayahan dambe badantahay laakiin wayahan dambe midkan socdaan miisaan ayaan ku soo qaaday.
Waxaa socota wax la yidhaahdo ad-diyaan al-ibraahimiya ama al-baytul ibraahimii.
Ma taqaanaan?
Saddexda diimood oo Yahuudiyada iyo Nasraaniyada iyo Islaamka saddexdaas intaa la isku qabtaa waxaa loo bixiyay ad-diyaan al-ibraahimiya ama al-baytul ibraahimii.
Waxay leeyihiin saddexdooduba nabigu Ibrahim bay kuwo dhaqan abtirsadaan oo isu ku tagaan.
Waxay ka wadaal anbiyaadii lagu soo dajiyay saddexdan diimood kulligood Ibrahim bay ku abtirsadaan.
Marka ad-diyaan al-ibraahimiya ama al-baytul ibraahimii bay ku magacaabeen.
Waa arrinta ay Yahuuda iyo Trump fadaraadii hore xilka u hayay isla soo qaateen iyo dawladaha Carabta mid ka mid qaar ka mid ah barnaamijka isla soo salxeen waaye.
Waa barnaamijka hadda Imaaraadka looga dhisay guriga, masjidka iyo kaniisadda iyo macbadka Yahuuda isa saaran.
Yahuudiga xagga ha ka galo, Kirishtanka waa ta kaniisaddiisi, kaana masjidkii halkan ka gala walaalaatiin diimuhuna waa wada sax.
أي كفر أوضح من هذا الكفر.
Gaalimo ka weyn oo ka cad agay taalla.
Ruuxii yidhaahda diinta ay Kirishtanku hadda haystaan way sax santahay ama yidhaahda diinta Yahuudu hadda haysato way sax santahay iska daa in la yidhaahdo Islaamka ay la mid tahay.
بإجماع المسلمين gaal diinta ka baxay waaye kufri sariix waaye.
Maxayl Qur'aanka sariixii si buu u burburinayaa. Aa.
Marka kufriga noocaas ah wadeedkii ma dhihi karo waa kufri.
Sababtu waxa weeye meeshaa waa la isu dhax fadhiyaa.
Madaxdii baa ka shaysoo maaha? Aniga madaxda marka waa loo qiilday aa waxa weeye jahli baa haya waa loo cudur daari.
Maashaa Allah fitnaa ka dhalan xuruuf dadkay aan lagu kaynin balaayo halkana la mari.
Mid miskiin oo beelaha taagtaaga haduu meesha intuu istaagay yidhaahdo yaa'ni waxa uu Islaanimada iyo Kirishtanka iyo ee diinta Yahuudigu waa isku mid oo kulli waa wada sax banaan ka haddii laga maqlana gaal gaal dhalay waaye.
Biyo loo gaban maayo.
War kufriku waa kufri nin madax ah hadduu ku dhaco iyo nin fardi oo shakhsi ah hadduu ku dhaco kufriku waa kufri.
Macsiyaduna waa macsiyo.
Ashxaasta iyo martibadooda iyo makaanadooda ijtimicigaan shaqo kuma laha. Sheekh hadduu ku dhaco nin madax ah hadduu ku dhaco miskiin hadduu ku dhaco faqeer hadduu ku dhaco.
Ya nabigeenna sallallahu calayhi wasallam soo wariyay.
إنما أهلك الذين قبلكم أنهم كانوا إذا سرق فيهم الشريف تركوه وإذا سرق فيهم الضعيف أقاموا عليه الحد وأيم الله لو أن فاطمة بنت محمد سرقت لقطعت يدها Aa.
Ummadii hore waxay ku alaaksameen. Haddii nin sharaf loo magac leh uu wax xado gacanta bay inay ka goyn jireen baraha ay ka qaadi jireen.
Laana magac u leh waa madax laqaaluu leh lama dhamaan karo.
Nin miskiin oo tabar daran haddii uu wax xadana inta la soo qabtaa gacanta laga goyn jiray.
Nabigu Muhammadu calayhi salaatu wasalaam cid kale iska baday gabadhida Faadumo hadday xado anaa gacanta ka gooyay Rasuulku sallallahu calayhi wasallam.
Marka diintani ma taqaano wax la yidhaahdo ee muxuu ahaa yay wax la yidhaahdo lajifiyana banaan lajochiyana banaan xeerjocho ma taqaano.
Xukunkeedu waa cadli cadligaasina cid kasta u maraya.
Mid ah ma imaaneysaa haddaad baqayso yaa wadeedda uu haddaad baqayso oo aad ka baqayso seefta madaxda xaladka madaxda ha tabriirinay.
Waxaa lagu oggol yahay haddaad baqdo intaad shib iska tiran haddii iska carar. Iska gabo.
Soomaa إلا أن تتقوا منهم تقاة Hadday baqdin ku gasho laba haagaad la gabo.
Laakin khaladaadkaani mankan ku jira ha tabriirinay.
Oo haw qiil bixinay oo kufrigan iska cad ee banaan ka yaallay ha ka warwareegin.
Dad dumaacdo inaad ka hadasho shaytoow ka hadal.
End of transcript · 658 words
TranslateMom transcribes and translates videos from X, TikTok, YouTube and Instagram. Paste a link and you get a page like this one, in your language.