Transcript · Finnish → English
Support for Somali American Community
Somali Americans.
We want to send a small message to our sister, may God give her courage,
and truly, a great burden she cannot bear
or carry is falling on her.
She is being left all alone.
We are sending her a message:
that girl is a courageous woman.
As a citizen of that country, she can make her own decision.
But what we share with her is
ethnicity,
what we share with her is religion,
what we share with her is womanhood, and this country she left behind.
So, when all that is being forced upon her, local politics
in its fifth phase
can become harsh,
she can end up in dangerous places,
she can speak however she wants, that is that country. We want to speak from here.
But when she is pressured over her ethnicity, her culture and
her country
Somali people have a responsibility.
I see people in the diaspora
standing up for those
the extremists are targeting.
The message we are sending is
it needs support, give it all the support that can be given.
End of transcript · 180 words · machine translated
Original transcript (Finnish)
Waanalayaal Soomaalida Maraykanka joogta. Inaan farriin yar gabadha walaasheena oo Ilaah aan umar dhiiraa, oo runtii balaayo wayni magac aysan xamili karin, aysan qaadi karin bay u dhamanaysa keligeed way ku kaliyeysat.
Waxaan u direynaa farriin ah gabadhaas waa gabar geesiyada. Wadankaas ay ka mid tahay siyaadiisaw go'aankeeda bay ka qaadan kartaa. Laakiin anagu waxa nagala dhaxeyaa ethnic,
waxa nagala dhaxeyaa diin, waxa nagala dhaxeyaa gabadheedni waye, halkaan dalkaan ay ka tagtay. Marka intaas lugu culaadineyo waxa siyaasadda local-kaa waayadii shaanigeeda way qallafsanaan kartaa,
meelo khatara way gali kartaa, si way u hadli kartaa taas waa dalkaas. Anagu halkaasaa rabnaa nu hadalno. Laakiin marka lugu culaadineyo ethnic-geeda iyo dhaqankeedii iyo dalkeedii dadka Soomaaliyeed masuuliyad baa ka saaran.
Waan arka kuwa diasporada oo ma aragtay u hiilinaya kuwa xagjirka ah ay ku dhagan. Farriintaa nu direynaa waxay tahay garab bay u baahantahay garab ha la siiyo intii garab la siin karo