Transcript · Somali → English
Somali → English transcript
… line up.
The mistake the American government is making toward the country of Somalia.
We want you to see the long line we are standing in. So that the government
can see us…
that the American government can see that Somalia has people. To show them that,
we have to make a long line. Those big cameras are there, the TV is there.
Let us go to the water port, to the other side of the lights.
Do we agree?
Do we agree? For Somalia to… for us to answer America, do we agree?
Let it be taken to the water port.
End of transcript · 102 words · machine translated
Original transcript (Somali)
...aan u istaagno. Dawladda Maraykanka gafka ay ku hayso dalka Soomaaliya. Waxaan idinka rabnaa inaad ma aragtay saf dheer aan u istaagno. Si ay noo arkaan dawladda... dawladda Maraykanka inay Soomaaliya dad leedahay. Si aan u tusno waa inaan saf dawladda Maraykanka inay Soomaaliya dad leedahay. Si aan u tusno waa inaan saf
dheer galnaa. Kaamirooyinkaa waaweynaa joogo, TV-yaa joogo. Marsada biyaha ka xagga laydhka kaleeto aan tagno. Ma isku raacsanahay? Ma isku raacsanahay? Soomaaliya u... Maraykanka u jawaabno, ma isku raacsanahay? Marsada biyaha ka xagga la geeyo.