Äänestäminen koskee nuoria, äitejä ja perheitä

Ay codey. Adu isu codey. Dantaada u codey.

Dantaada u codey. Adbay ku khusaysaa. Ilmahaaga ay khusaysaa.

Ehelkaaba ay khusaysaa. Markaa waa inaad codeysaan.

Dhalinyarow waa inaad codeysid. Adbay dhibku ku gaadhayaa.

Hooyoow waa inaad codeysid

End of transcript · 36 words

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Read any video in your language

Paste a link from X, TikTok, YouTube or Instagram. You get a page like this one.

© 2026 TranslateMom Transcripts Sources Pricing Legal