Parliament Election Results Announcement
Fadhigii, kooramka maanta wuxuu ahaa boqol toddobaatan iyo afar.
Cabdulqaadir Cumar Macallin wuxuu helay soddon cod.
Cabdulqaadir Maxamed Nuur boqol afartan iyo labo cod.
Waxaa xumaaday labo cod,
sidaa darteed
Cabduqaadir Maxamed Cumar waa guddoomiyihii baarlamaanka.
[sacab]
Waxaan idiinka mahadcelinayaa shaqadeena, waxaan hadda u yeerayaa
Cabdulqaadir Maxamed Nuur
ayaa wuxuu yahay guddoomiyihii oo ku guuleystay boqol afartan iyo labo cod.
Waxaan u yeerayaa in la dhaariyo, guddoomiyaha maxkamadda, soo dhowow.
End of transcript · 70 words