Discussion on Islamic Identity and Honor
Wallaal yaal, cizigiina iyo sharafkiina
meelan Islam ka ahayn kama jiro.
Isaga ayuu ku jiraa sharafkiina
iyo booskii aad ku dhex leedahayn
ummadaha dhexdeeda.
Haddaad meel aad Islam ahayn cizi karaadisaan,
wallahi waa dilloobaysaan.
Fadhi fakaac.
Aaway damiirkiini?
Aaway dadnimadiini?
End of transcript · 40 words