Discussion on Weather Conditions in Saudi Arabia
Cirkii, cirkaas uun baa u muuqda.
Haa, asalkii uun baa u muuqda, yaani hoos uun baa la isku dhex daray.
Ma aqaan, waxa khaldan sheegi kari maayo, laakiin hadda dhow dhow baa u dhow.
Muuqaalkaan la isku soo dirayo, taleefankayga wuu yar yahay, waxba kama dhex muuqdaan.
Yaani hadda, wixii sheegaya ma aqaan, Ingiriis baa lagu hadlayaa, Carabi baa...
Waxba sheegi kari maayo walaalayaal. Sidoo kale cirkaas uun baa u muuqda, oo u muuqda.
Yaani, waa yaab, Ilaah baa og, Subxaanallaah.
Waa yaab, waa yaab, Sacuudiga maanta waxa ka khaldan, Ilaahay ha keeno, Ilaahay ha ka dhigo...
Roob ma aha, roobna lama dhihi karo, jawigu wuu yar yahay, yaani...
Waan dhibtoonayaa, waxba sheegi kari maayo walaalayaal.
Halkaas uun baa u muuqda, hadda dhow dhow baa u dhow, guriga uun baa la isku dhex galayaa.
Halkaas uun baa u muuqda, halkaas uun baa u muuqda.
Halkaas uun baa u muuqda.
Halkaas uun baa u muuqda.
Halkaas uun baa u muuqda.
Halkaas uun baa u muuqda.
End of transcript · 164 words