Xildhibaan Congress-ka ka tirsan oo ka hadlaysa ilaalinta badda Soomaaliya

Waa tii aan idhi dawladda Maraykanka waxay ka

qabanaysaa wixii anaga aan dhahno dawladda Maraykanka

qabo. Waa kalsoonidaas inaan isku qabno anaga

Soomaali haddii aan nahay. Wadankan anagaa ku

nool, wadankan wadankii aan anaga tax-ka dhiibno

waaye, waa wadankii gabadh idinka idinka dhalatayna

ay Congress-ka fadhiso. Intii aniga aan Congress

joogo, wadanka Soomaaliya biyahiisa dad kaleete

iyo baddeeda dad kale ma qaadanayaan. Wadanka

Maraykankana kuma taageerayo dad kaleete in

anaga ay dhacaan. Marka taas ka seexda.

End of transcript · 78 words

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Read any video in your language

Paste a link from X, TikTok, YouTube or Instagram. You get a page like this one.

© 2026 TranslateMom Transcripts Sources Pricing Legal