0:00

Waxaa ka sab noqon doon maalinta maalmaha kamida inay soo baxdo koox Soomaaliyeed oo cusub, oo nationalist ah, oo qorya sidaynta.

0:10

Ma Berberi ka imaanayaan? Ma Garowe ka imaanayaan?

0:13

Ma Gaalkacyo ka imaanayaan? Ma Baydhabo ay ka imaanayaan?

0:17

Ma Kismaayo ka imaanayaan? Ma Cadale ka imaanayaan?

0:20

Ma Isku Wacaase ka imaanayaan? Meel aala mashaa Allah kay imaaneen.

0:23

Waa inay timidoo koox Soomaali ah oo ka adkaato kooxa kale, oo dadka hubka ka qaada, oo dawlad sameysa, shacab hubaysan.

0:34

Tan hadda ma tooseysna? Ma tooseysu. Ma tooseysu.

0:37

Sababtoo ah inuu tooseey shardiga koobaad ee dawladnimadu wuxuu yahay monopoly of violence.

0:43

Dawladdu waa inay leedahay awoodda adeegsiga xoogga sharciyeysan.

0:49

Geed kasta oo xamar ku yaalo, markii u yartaa waxa yaala pistol aataan.

0:53

Qaar waxa yaala daba jaahaayaan, qaar basuuka yaala, qaar waxa dhaxfal iyo caddibile.

0:57

Ma meel saa siyaad dawlad ka shaqeysaa? Dadka badhtamaha u shageysiy.

1:01

Ma meel saa isku taal ayaan nina soo doortaa dee kartaa ka shaqeysi institution? Maya.

1:06

Waxaa loo baahan yahay in la dagaalamo mar kale oo uu Somaliland dagaasho.

1:10

Waaye inay koox Soomaali dagaasho. Koox waxa inay soo baxdo Soomaali.

1:13

Markaasna halka ay imaana qabtaa? Kooxdaas waa inay dalka Soomaaliya gees inta ka badan gees kale u baxdo sida hadda Suuriya shara kooxdiisa.

1:22

Inta kale hubka ma ka dhigeen? Macal koox hadda isma ka dhigeen?

1:26

Taliban Afghanistan hubka ma ka dhigu waayaan?

1:29

Waa saa suge. Tigray markay qabsadeen Itoobiya hubka ma ka dhigeen?

1:34

Museveni markuu qabsaday, markuu qabsaday Uganda hubka ma ka dhig?

1:38

RUF markay qabsateen Burundi hubka ma ka dhigt?

1:40

Halka kaliya ma joogtaa? Halkale ma jiro.

1:42

Waa in la dagaala- Faroo soo dagaalane mitaa?

1:44

Ma jirto waa in mar kale la dagaalama. Ilaa laga keenaa dawladnimu, ilaa inta la keenaa dawlad Soomaaliyeed.

1:49

Waa in la helaa koox Soomaaliyeed. Ma waxay ku imaanayaan diin ay ku imaanayaan?

1:56

Ma waxay ku imaanayaan deegaan ay ku imaanayaan?

1:58

But they must be nationalist. Dawlada amaan leeda laftirkeeda ha adeegsato toxtaa xoogga oo- Koox...

2:04

Ma kari karto. Ma kari karto. Koox nationalist ah, koox nationalist ah oo un foreign shaqo ku lehee, oo isku duuban.

2:13

Waa inay yimaadaan dadka waa in hubka laga qaado, shacab hubaysan dawlad loo madhiso. Marka dawlada waa inay baxdaa halkaa?

2:20

Dawlada waa inay baxdaase. Dawlad maaha.

2:23

Waa inuu systemkaan oo Jabuuti kayimi, oo soo maray, oo soo maray, ee, ee, imbikaati soo maray, oo Garowe Garowe soo baxay.

2:32

Dawlad wey dhisi weeye labaatan iyo shan sanno oo qaatay.

2:36

Waa inuu baxo oo maamul cusub iyo wadaj cusub iyo xoog cusub iyo dhiig cusub iyo fikir cusub waa in la keenaa.

End of transcript · 425 words

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Made with TranslateMom

TranslateMom transcribes and translates videos from X, TikTok, YouTube and Instagram. Paste a link and you get a page like this one, in your language.

Transcribed with TranslateMom. Paste any video link to get subtitles and a transcript in your language.

© 2026 TranslateMom · AI video translation and subtitles Transcripts Sources Pricing Legal