Tukea somalialaisamerikkalaiselle naiselle painostuksen keskellä

Waanalayaal Soomaalida Maraykanka joogta.

Inaan farriin yar gabadha walaasheena oo Ilaah aan umar dhiiraa,

oo runtii balaayo wayni magac aysan xamili karin,

aysan qaadi karin bay u dhamanaysa

keligeed way ku kaliyeysat.

Waxaan u direynaa farriin ah

gabadhaas waa gabar geesiyada.

Wadankaas ay ka mid tahay siyaadiisaw go'aankeeda bay ka qaadan kartaa.

Laakiin anagu waxa nagala dhaxeyaa

ethnic,

waxa nagala dhaxeyaa diin,

waxa nagala dhaxeyaa gabadheedni waye, halkaan dalkaan ay ka tagtay.

Marka intaas lugu culaadineyo waxa siyaasadda local-kaa

waayadii shaanigeeda

way qallafsanaan kartaa,

meelo khatara way gali kartaa,

si way u hadli kartaa taas waa dalkaas. Anagu halkaasaa rabnaa nu hadalno.

Laakiin marka lugu culaadineyo ethnic-geeda iyo dhaqankeedii iyo

dalkeedii

dadka Soomaaliyeed masuuliyad baa ka saaran.

Waan arka kuwa diasporada

oo ma aragtay u hiilinaya

kuwa xagjirka ah ay ku dhagan.

Farriintaa nu direynaa waxay tahay

garab bay u baahantahay garab ha la siiyo intii garab la siin karo

End of transcript · 152 words

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Read any video in your language

Paste a link from X, TikTok, YouTube or Instagram. You get a page like this one.

© 2026 TranslateMom Transcripts Sources Pricing Legal