Somalian konflikti ja pakkosiirrot: kritiikkiä Hassan Sheikhille
2 min About Somalia Politics
2 min About Somalia Politics
Intaas ka dib waxaan leeyahay waalidiinta gur guurto oo u ilmahoda dagaalka ku leynayo.
Haddana markii ilmuhi u shaqayn lahaayaan oo dagaalka ku laayo, bara kacinayo, buldoos gurihooda galaya.
Waalidkaas waxaan leeyahay ha la baraarugo.
Midda kale meeshaas aan hawiyo layiraado Soomaali ina gur guurto waa ka quusatay.
Dhaartood isma haayaan, raac wayn isma haayaan, Soomaalika dir isma haayaan, umad Soomaaliyeed isma haayaan awger Hawiyo uu marka.
Ninkaas hawiyenimo ma yaqaaniin, hawiyenimo haw u kaalmay maagina.
Dhaw hawiyenimo ma yaqaanno waxa u dhin ku fala iyo dhuma falayn.
Markaa haw u kaalmayninna dhin leeyahay qofkii nin dhalima u gargaara oo gacan siiya asagu og in uu dhalim yahay Ilaahay asagu wuu ku salidaa.
Ninkaas wax uu ka waayay waxaan maalin uun baraha bulshada ku arkayey, Shax Macabe abartiisii, Aduugisii iyo ilmihiisi oo kor loo sido.
Ee ay baraha bulshada ka baroorayaan oo gurgi ka dhacay gur guurti gurihooda dhacay.
Heer Shax Macabe waxay ka waayeen gur guurto qofku arki mayso.
Ma yeelow marka haddaan balaayga idin sida ninkaas ha laga leexdaan idin leeyahay Ilaahay kitaabkiisana ha la qaato, Casan Sheekhna waxaan leeyahay Casanow haddaad ba garab u satay inaadan isku filnayn oo aad u baahan tahay inaad dad soo tuugto.
Bariyahaa waxaan maqlaaya diyaarado Ugaanda u raacay waa la soo raacday, Itoobiya u raac waa la soo raacday, Masar u raac waa...
Aan bariyahaa maqlaaye. Haddaad ba inaad dad tuugto u baahan tahay Casanow maxaa kuu diida inaad tuugto dadka dalka iyo magaca Soomaaliyeed ee kaa dhexayan inaad eega tuugto maxaa kuu diida?
Dadka dadan wax kaara dhexayn ayaad ba tuugahe koo wax kaara dhexayaan inaad tuugto xaaku diida?
Inta aad caruga umada Soomaaliyeed aad ku tuuga laheed arkaalaya, arnaqabsada, arnagumeysta, arhanaga tagina intaad wiraji laheed ee ay weliba kaa diidaayaan?
Ninyahaw meel cad lahad ku xoog beeleysaa
End of transcript · 298 words
TranslateMom transcribes and translates videos from X, TikTok, YouTube and Instagram. Paste a link and you get a page like this one, in your language.