Somalian politiikka: Arabiemiirikuntien vaikutus ja yhtenäisyyden tarve
5 min About Somalia Politics
5 min About Somalia Politics
Imaaraadka ayadaa soo gelisay Soomaaliya.
Heshiis waxay la saxiixatay inay xor u tahay Soomaalida, sidii ay doonto inayay meeshee ay doonto maray karto.
Waxay doontana ka samayn karto, aanan lala xisaabtamin.
Imaaraad markaa hadday Israa'iil soo horqaadaan, yaa fasaxay? Adaa fasaxay.
Sooma Imaaraad waxaa lagu tilmaami karaa inay tahay waxaan anaga dhiig jirnay, before ahayee, - ee waxaan dhiig jirnay.
- Shinbir maro. Haa, shinbir maro.
- Ama baal layiraahdo, ma ahaay libaax calaalkii hore warid jiray ma aha?
- Daboqood. Haa, daboqood miyuu ahaa? Waxaa jiray waraabe yar oo libaax hor socda.
- Macaalle? Magac baan u dhaqaaay. - Dawaac. Dawaac, waakaa.
- Magac baan u dhaqaaay. - Dhuuradawaac. Dhuuradawaac.
Dhuuradawaacu markaa waxa weeye libaax hor socda.
Cidiisa haddaad maqato, meesha libaax ka tag.
Marka waxa weeye waa waraabe dawaacii Israa'iil.
Dawlad ka ifsaad badan caalamul Islaamiga ah, uga ifsaad badanna ma jirto.
Waanan la noolaaayay xadaastana. Soomaa Turkiyo af gambigiisii maxay ka samaysay? Dhowr intay leg bay ku lahayd.
Liibiya, ma dhowr intay leg bay ku lahayd?
Yaman iyo burburkeeda, dhowr intay leg bay ku lahayd?
Suudaan iyo dagaalada ka socda iyo dacwo siliis, dhowr intay leg bay ku lahayd?
Soomaalida iyo madaxdeeda kala haynteeda, dhowr intay leg bay ku lahayd?
Dawladaha cidhiidh bay la lahayd, dawlad goboleedaha cidhiidh bay la lahayd, wayna wada haysaa, wayna kala haysaa.
Sidaas daraadeed, Soomaalidu intay Imaaraad lugta kuna jirto, walle meel mug baad ka doodi doontaa.
Imaaraad dal ka saara.
Markaasay Soomaali fayyoobo u dhawdahay inay uu suurroobaan.
Waxaan ku gabagabayn lahaa, Ilaahay aanu noqonno.
Soomaaliyeey, Ilaahay aanu soo noqonno. Waxaa leyn ugu salliday, meeshuu ka bilaabso bilaabado waa garanaynaa, Ilaahay baynu khilaafnay, sharcigiisii baan khilaafnay, qabiyaalad baan galnay, qoys-qoys baan noqonay, dhiig baan daadinay,
sharcadii Ilaahay baan ka fogaanay, waan isnacnay. Soomaa garan?
Sharcigii Ilaahay markaan ka fogaannayna waxaa leyn ugu salliday, madax xarriban baan leyn ugu salliday.
Dhowr iyo soddon sano waddankaasi uu madax la'aan yahay oo xarriban yahay oo noqonayay madax aan xal keenayn.
Markay dhibaatooyinku saguun yahay dhacdanan qayn yahay oo meelaha ka qayn yahay, ayuu waddankaasi la daaraa dhacayay.
Laakiin mid ogaada, waxaydaan u eedaynayn madaxda, nin xun, madax xuni, shacabku ayuu ka timaadaa.
Ilaahay Qur'aanka kariimka ah wuxuu ku yiri: وَكَذَٰلِكَ نُوَلِّي بَعْضَ الظَّالِمِينَ بَعْضًا بِمَا كَانُوا يَكْسِبُونَ.
Shacab baadima ayaa madax baadimiile Ilaahay u dhiibaa. Waa kaga argoosta.
Soomaar, waa natiijo ka dhalatay dunuubtii isdaba taalay inuu galayno, ayna ka toobad keenayn. Haddii Ilaahay u soo noqonno, qaladkana aan ka noqonno, Ilaahayna aan raali gelinno, diintana aan u soo noqonno, heshiis aan u soo noqonno,
wada hadal aan u soo noqonno, isu tanaasul aan u soo noqonno.
Imaantaynu garab taaganahay ee ninka iyo nala lulshay inuu ku garab taaganahay iyo taageerada aan ku taageerayna aan joojinno.
Haddii la jooji waayo, sidaan lagu socdo, mid baa hadda laga hadlayaa. Taana way tagi saan sheegay.
Tu kale la way tagi, tu kale la way tagi.
Dawladaha gobolkuna way qaybsan, kuwa kalona wayna qaybsan.
Hadda kahor baan, dhowr iyo toban sano kahor, baan waxaan ka galay muhadara la yiraahdo: شَبَحُ الْأَنْدَلُسِ فِي الصُّومَالِ.
Hummaagii Andalus ka dhacay ayaa Soomaaliya ka muuqda, qaabkay ku socotana inay ku dambayn doonto dal kale kala qaybsado ayay ku sii socotaa.
Haddaynu isdabaqabo weyno waaye.
Intaas baan ku gabagabaynayaa. Ilaahay tabaaraka wa ta'aala toobixda Ilaahay noo waafajiyo.
Rushtiga Ilaahay noo soo celiyo. Ilaahay dalkeena iyo deegaanka inoo dajiya.
Dawlad khayr qaba Ilaahay nooga dhowrayo.
Hoggaan khayr qaba Ilaahay inoo siiyo. Sharcadeena iyo diinteena kuwo noqdo Ilaahay inaga dhigo.
Inkastoo dhibin ugu wada Ilaahay inaga qabto.
Madaxda Ilaahay islaaxiyo. Inta fasadadna Ilaahay inaga qabto.
Cadow shisheeya mid hoosoo Ilaahay inaga qabto.
Umadda Ilaahay quluubteeda hayso soo celiyo.
Midnimadeedii Ilaahay soo celiyo. Wada jirkeeda Ilaahay soo celiyo.
Isticmaalkeedii Ilaahay soo celiyo. Aragnimadeedii Ilaahay u soo celiyo. Ilaahay tabaaraka wa ta'aala khayr aduun iyo aakhiro, Ilaahay inoo waafajiyo. Shar aduun iyo aakhiro, Ilaahay inaga sarfiyo.
Allahumma salli 'ala Muhammad wa 'ala ali Muhammad.
Subhana rabbika rabbil 'izzati 'amma yasifun.
Wa salamun 'alal mursalin walhamdulillahi rabbil 'alamin. Jazakumullahu - khairan. Jazak-- Bismillah.
Jazakumullahu khairan, ee Sheikh Muhammad Abdulqadir. Ilaahay subhanahu wa ta'ala Sheikh aha xifdiyo.
Caafimaadkiisana Ilaahay subhanahu wa ta'ala ha u daayimo.
End of transcript · 679 words
TranslateMom transcribes and translates videos from X, TikTok, YouTube and Instagram. Paste a link and you get a page like this one, in your language.