Somali Army's Fight and a Pledge of Victory

I want to say the war the Somali armed forces are engaged in

was on one front. But now it has spread to ten fronts.

We are telling the world, and we are telling the Somali people.

The ten fronts it has spread to are a combined war.

It is a war involving many forces from around the world.

It is a war in which the Khawarij and terrorists are supported to fight the Somali armed forces

everywhere in Somalia, being given equipment, being given

what do you call it, technology, being given training, and having

the war and massacres they are committing against the people legitimized.

The Khawarij are being legitimized, with people saying that so-and-so is

fighting everywhere. Aren't the Khawarij fighting?

Even though they themselves claim, saying, "We fought," and yet...

Others in politics and various fields say, "We're the army. What are we fighting?"

And it shows the evil in some people within the Somali armed forces.

I want, if Allah wills, to

tell the Somali people and the armed forces of Somalia.

We will win, and we will always win.

From where we stand now, we will move forward.

Is the war you entered one you have won?

We are ready for death. By Allah, by Allah, by Allah,

we do not fear

death. We are sworn to it. We are ready for it.

We strive for nothing but death.

We seek either to die or to kill

those killing people, kill them, and save the people from them.

End of transcript · 256 words · machine translated

Original transcript (Finnish)

Waxaan rabaa inaan sheego dagaalka xooga dalka Soomaaliya ay ku jiraan hal wajig buu ahaa. Laakin hadda toban wajig buu yaaday. Aduunkana waan u sheegaynaa umadda Soomaaliyeedna waan u sheegaynaa. Tobanka waji ee uu yaaday waa dagaal isku dhaf ah. Waa dagaal ay quwado farab badan oo adduunka ay ku jiraan.

Waa dagaal khawaarijti iyo argagixisadi garab loogu yahay inay xooga dalka Soomaaliya meel walba kula dagaalamaan, lagu siinayo qalab, lagu siinayo maxaa la yiraahdaa farsamo, lagu siinayo tababar, loo sharciyeynaya dagaalkii iyo gumaadkii ay umadda kula jiraan. Loo sharciyeynaya khawaarijta oo la leeyahay meel walba hebelbaa ka

dagaalamaayo khawaarijka ma dagaalamayso? Ayagoo iyagu sheeganaya oo le anagaa dagaalannay in haddana ay dad kale oo siyasad iyo hawlo kala ay dhahaan anagaa ciidanki maxaa la dagaalamayna waxayna tusinaysaa xumaanta dadka qaar ku jirta ee ugu jirta xooga dalka Soomaaliyeed. Waxaan rabaa haduu Allah yiraahdo inaan u

sheego umadda Soomaaliyeed iyo xooga dalka Soomaaliyeed. Waan guuleysanaynaa, mar walbana waan guuleysan doonaa. Halka aan hadda taagan nahayna horay baan uga socon doonaa. Dagaalka aad gasheeno dagaal aad ku guuleysateen waye? Dhimashana waan u taaganahay. Wallaahi wa billaahi wa talaayinaana

dhimasho kama qaynin. Waan u dharanahay. Waan u taaganahay. Kama shaqayno waxaan ka ahayn dhimasho. Waxaan ka shaqayno wixii aan dhimano ama kuwa dadka la'eynaya aan dillo oo aan iyaga dillo umadda ka qabano

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Read any video in your language

Paste a link from X, TikTok, YouTube or Instagram. You get a page like this one.

© 2026 TranslateMom Transcripts Sources Pricing Legal