Somalian armeijan taistelu ja lupaus voitosta

Waxaan rabaa inaan sheego dagaalka xooga dalka Soomaaliya ay ku jiraan

hal wajig buu ahaa. Laakin hadda toban wajig buu yaaday.

Aduunkana waan u sheegaynaa umadda Soomaaliyeedna waan u sheegaynaa.

Tobanka waji ee uu yaaday waa dagaal isku dhaf ah.

Waa dagaal ay quwado farab badan oo adduunka ay ku jiraan.

Waa dagaal khawaarijti iyo argagixisadi garab loogu yahay inay xooga dalka

Soomaaliya meel walba kula dagaalamaan, lagu siinayo qalab, lagu siinayo

maxaa la yiraahdaa farsamo, lagu siinayo tababar, loo

sharciyeynaya dagaalkii iyo gumaadkii ay umadda kula jiraan.

Loo sharciyeynaya khawaarijta oo la leeyahay meel walba hebelbaa ka

dagaalamaayo khawaarijka ma dagaalamayso?

Ayagoo iyagu sheeganaya oo le anagaa dagaalannay in haddana

ay dad kale oo siyasad iyo hawlo kala ay dhahaan anagaa ciidanki maxaa

la dagaalamayna waxayna tusinaysaa xumaanta dadka qaar ku jirta ee ugu

jirta xooga dalka Soomaaliyeed. Waxaan rabaa haduu Allah yiraahdo inaan u

sheego umadda Soomaaliyeed iyo xooga dalka Soomaaliyeed.

Waan guuleysanaynaa, mar walbana waan guuleysan doonaa.

Halka aan hadda taagan nahayna horay baan uga socon doonaa.

Dagaalka aad gasheeno dagaal aad ku guuleysateen waye?

Dhimashana waan u taaganahay. Wallaahi wa billaahi wa talaayinaana

dhimasho kama

qaynin. Waan u dharanahay. Waan u taaganahay.

Kama shaqayno waxaan ka ahayn dhimasho.

Waxaan ka shaqayno wixii aan dhimano ama kuwa dadka la'eynaya aan dillo oo

aan iyaga dillo umadda ka qabano

End of transcript · 221 words

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Read any video in your language

Paste a link from X, TikTok, YouTube or Instagram. You get a page like this one.

© 2026 TranslateMom Transcripts Sources Pricing Legal