Puhuja vaatii Arabiemiraatteja poistumaan Somaliasta
3 min About Somalia Politics
3 min About Somalia Politics
Dowlada Imaaraatka, dowlada Imaaraatka Soomaaliya laga saaro.
Maamulka ka jira Soomaaliya, dowlada dhexe.
Imaaraatka cayadaas soo gelisay Soomaaliya.
Heshiis waxa ay la saxiixatay inay xor u tahay Soomaalida, sey doonto inay meesha ay doonto mari karto.
Wax ay doonto na ka samayn karto. Aan lala hisaab tamayn.
Imaaraad marka hadday Israel soo hor qaadaan, yaa ku fasaxi doona?
Adigoo fasaxi doona? Soomaa? Imaaraad waxa lagu tilmaami karaa inay tahay waxaan anaga dhiirasho ahaa, waxaan dhiirasho ahaa shimbir malab ama baal lay dhahdo maxaa ahaa?
Libaaxa baalkii hor wadi jiray maxaa ahaa?
Waxaa jira waraabe yaroo libaax hor socda.
Maxaa leeyihiin? Waxa baan u dhaqaaqnaa.
Dawac, okay. Dawac baan u dhaqaaqnaa. Waraabe dawac.
Waraabe dawac markaa waxa weey libaax hor socda.
Cidii isa haddaad maqaato meesha ay libaaxa ka dhigto.
Markaa waxa weey waa waraabe dawacii Israel.
Dawlad ka ifsaab badan caalamul Islaam ee uga ifsaab badan ma jirto.
Waanan la noolahay xadasta. Soomaa? Turkey afgembigiisii maxay ka sameysay?
Dawrinteeda lag bey ku leedahay.
Libya ma dawrinteeda lag bey ku leedahay?
Yemen iyo burburkeeda dawrinteeda lag bey ku leedahay?
Sudan iyo dagaalada ka socda iyo dacwo sariix dawrinteeda lag bey ku leedahay?
Soomaalida iyo madaxdeeda kala xaynteeda dawrinteeda lag bey ku leedahay?
Dowlada dhexe xiir bey la leedahay? Dawlad goboleed xiir bey la leedahay?
Weyna walaheysaa weyna kala heysaa.
Sidaas daradeed Soomaalidu inta ay Imaaraad mugta kula jirto, walle meel fog baad ka dooran doontaan.
Imaaraad dalka saara.
Markaas ay Soomaali fayoobo u dhowdahay inay un xor u suurogalaan
End of transcript · 248 words
TranslateMom transcribes and translates videos from X, TikTok, YouTube and Instagram. Paste a link and you get a page like this one, in your language.