Sida loo hubiyo qof sheeganaya inuu boolis ama ICE ka socdo Minneapolis

Isma qarina ee ka caawina wixii aad awoodaan inaad sameysaan.

Waa fahanteen soo maaha? Yes. Een, arrinta kale ee kusoo xigta waxay tahay,

haddii qof aad u malaynaysid inuu...

...aad hubin inuu yahay dowladda inuu ka socdo sida ICE oo kale inuu yahay...

...ama uu yahay askari, oo aad hubin inuu askari run ah yahay...

...maxaa yeelay qof kasta iska soo xiran kara dharka.

Waxaan ku leenahay waxaa inaad soo wacda Minneapolis Police 911...

...sagaal hal hal waa inaad soo wacda si aad u hubsato...

...inuu qofkan horta boolis maba yahayba.

Inna qof kasta ma taqaana dharka iska soo xiran kara...

...oo dadka keenaya markaa hanjabaad kale...

...maadaama ay dhacday magaaladani in lagu dilay laba qof...

End of transcript · 116 words

Transcribed with TranslateMom. Paste any video link to get subtitles and a transcript in your language.

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Made with TranslateMom

TranslateMom transcribes and translates videos from X, TikTok, YouTube and Instagram. Paste a link and you get a page like this one, in your language.

© 2026 TranslateMom · AI video translation and subtitles Transcripts Sources Pricing Legal