0:01

Waxaa ka mida qadyaadka, khalaafadka cajiibka ah oo lagu haysto.

0:06

Xeelaha caalamul islaami ugu daran oo maanta ka jiraay iyo aafaadka ugu weyn waxaa ka mida ta'tiilu shariica.

0:14

Shariicada Ilaahay subxaanahu wa tacaalaa soo dajiyay iyo qaanuunkii Rabbi soo dajiyay in inta meesha laga saaro andimo kale iyo qawaaniin kale iyo dasaatiir laga keenay gaalada in caalamul islaami maxkamadiisa lagu xukumo.

0:32

Waa saabiqa aan caalamul islaami hadda ka hor soo marin oo sida inay u balaadato iyo meel walba gaadho ma soo marin.

0:42

Waaqaca u yaray eg baa soo martay meelo ka mida caalamul islaami waxay ahayd Tatar-ku markay qabsadeen caalamul islaami ayaa waxay keeneen qaanuun ama kitaab ay yaasiq ku magacaabeen.

0:55

Yaasiqaasii waxaa ku jira waxana diintay ka qaateen waxana dhaqamaddoodii bay ka keeneen iyo xeel ay rumaysnaayeen.

1:04

Markaasay damceen caalamul islaami iyo dhulka ay haysteen inay ku xukumaan.

1:08

Waa mida ay Ibn Taymiyya Ibn Qayyim iyo waxa kale Ibn Kathir iyo ay sheegayaan culimada muslimiintu waagaa waxay qatoodeen inuu kufri iyo gaalni yahay.

1:19

Marka hadda ka hor nidaam gaalo iyo dastuur gaalo caalamul islaami in lagu camimo taariikhda muslimiintu ma soo marin.

1:29

Saabiqa waaye.

1:32

Mashaakilka waa weyn ee caalamul islaami maanta haystana ay ka mid tahay.

1:37

Arinta in hadalka intiisa badan lagu jeediyo oo laga hadlo umnaan la siiyo, dhallinyarada lagu tarbiyeyo, laga dhaadhiciyo, muslimiinta laga wacyi geliyo bay ahayd.

1:51

Laakiin iyaga oo ka hadlaya inaad aragto way yar tahay.

1:56

Waxaa uga muhiimsan inay ka hadlaan wadaadka isu hayaan.

2:03

Mushkilada weyn ee caalamkii haysato ee kufriga ah ta'tiilu shariica bil kulliya iyo andimo kale in la geliyo.

2:14

Mushkilada ka weyn ee maanta la taaban ama laga hadlo amaada laga wacyi gelin lahaa iyo xigta waa ayaga maxuu ahaa hadalkooda iyo barnaamijtoodii ugu badan.

End of transcript · 286 words

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Made with TranslateMom

TranslateMom transcribes and translates videos from X, TikTok, YouTube and Instagram. Paste a link and you get a page like this one, in your language.

Transcribed with TranslateMom. Paste any video link to get subtitles and a transcript in your language.

© 2026 TranslateMom · AI video translation and subtitles Transcripts Sources Pricing Legal