0:00

Ilaa uu yiri Ibnu Kathir marka meeshaan waa meeshaan ka dhaho.

0:04

Wuxuu yiri: في هذا كله، kan dhammaantiis، مخالفة للشرائع الله المنزلة.

0:10

Waxaanu dhamaan Ilaahay sharaaciidiisa waa khilaafsan tahay.

0:14

على عباده، uu u soo dajiyay sharaaciidi al oo adoomadiisa korkooda ku soo dajiyay، الأنبياء، anbiyaada korkooda uu ku soo dajiyay waa khilaafsan tahay.

0:22

فمن ترك، marka qofkii ka tagay uu yiri، الشرع المحكم المنزل على محمد بن عبد الله خاتم الأنبياء، qofkii ka tago sharcigii, ya'ni muhkamka ah ee la sugay, ee Allah lagu soo dajiyay Nabigu Muhammad korkiisa, anbiyaadaana lagu khatimay،

0:42

وتحاكم إلى غيره، oo khayrkii uu xukun tago، من الشرائع المنسوخة، oo sharcigii Nabigena ka tago, sharaaciidiii la nasaxayay hore, uu xukun tago، كفر، waa kufriyay.

0:57

فكيف، sida uu noqonaa buu yiri، بمن تحاكم إلى الياسع، ninkii hadda Tawraadkaan Yahuudaayso ta iyo Injil iyo aan xukun tagaa dhaho, ayaa gaaloobaa inta sharcigii Nabigu Muhammad ka tago.

1:09

Maxaad u malaynay buu yiri qofkii yaasiq uu xukun tago، وقدمها عليه، oo sharcigii Nabigu Muhammad ka hor mariyo.

1:18

بالله عليكم، qofkii inta shariicada xagga iska dhigay, iyadoo la dhahayo waliba war shariicada, war shariicada, iyadoo la leeyahay xagga uu iska dhigay qaanuun uu keenay, maka hor mariyay mise kama hor marinay?

1:31

Ka hormarinta hortu maxaanu noqonaa, ma lehnaan.

1:34

وقدمها، markuu leeyahay، وقدمها عليه، tanoo uu ka tagay, tanoo uu doortay, waa haddii uu afkiisa laga nabad gala waliba.

1:45

War markay leedahay shariicada war waqtigaan shariicada iskuma xukumi karin uu ku leeyahay naga dhaaf, waa laga tagay waqtigaas.

1:52

Ama shariicadaba wuxuu ka arkaa, caquubada hadda maan, hadda maan qof nool dhagax ku dilaynaa buu leeyahay naga dhaaf.

2:00

Ninkaas maan ka hormarinay waxa buuggaan ugu dhigan shariicadii Nabigu Muhammad ṣallā Allāhu ʿalayhi wa-sallam.

2:07

Qofkii diinta inuu khayra u qabaa fiicnaan, xaq, xaq ay diinku.

2:11

Usoo fahmay. وقدمها عليه، ka hormariyay، من فعل ذلك، qofkii sidaas sameeyay، كفر بإجماع المسلمين، uu yiri.

2:20

Qofkii sidaas yeelay waa kufrinaaayay uu yiri بإجماع المسلمين.

2:23

قال الله: أفحكم الجاهلية يبغون ومن أحسن من الله حكما لقوم يوقنون.

2:31

Ibnu Kathir yaasiqi saasuu ka yiri. Qawaaniintaani maxaa lagu yiri, Ahmed Shaker, waa nin waa allaama muhaddith ah, waa nin caan ah, macruuf ah waa la yaqaan.

2:43

Kitaabkiisa Al-Hukm Al-Jahiliyyah wuxuu ku yiri safad halatane iyo sagaalaad: إن الأمر في هذه القوانين الوضعية، suuro uu ka hadlaa bissii, hal suuro waaye wuxuu ka hadlaa.

2:55

Oo suurodaas maxay tahay qawaaniinta wadciga uu ka hadlaa.

3:00

الحكم بغير ما أنزل الله، waa caam.

3:05

Qawaani, ya'ni, تحكيم بالقوانين الوضعية, waa suuro ka mid ah uu yiri.

3:10

Suurodaas waa hadda wuxuu goono uga hadlaa.

3:13

Waxay markaa la, cumuunki iyo wuxuu khaas ka ah, haad iyo la isku wax dar daro waa dhib.

3:18

Wuxuu yiri: إن الأمر في هذه القوانين الوضعية، arintooda واضحة، waa cadahay uu yiri، وضوح الشمس، sida qorraxdu u cadahay, u cadahay buu yiri.

3:29

هي كفر بواح، waa kufri cad uu yiri. لا خفاء فيه، qarsoonan ma leh, ma leh, wax dhexdiiis.

3:37

ولا مداورة، warwareeg ma leh, balnaa ku yaallaa.

3:42

ولا مداورة، ولا عذر لأحد ممن ينتسب للإسلام كائنا من كان في العمل بها والخضوع لها أو إقرارها، cudur daar namaahaayay uu yiri.

3:54

Qof Islaamka uu nisba sheeganayo ciddii uu doonaba ha ahaadee inuu waxan ku camal fado, inuu u khuduuco qaanuunka ixtiraam, li qaanuunka ixtiraam.

4:06

Maxaa sharaf tahay kaaga ayay ka iimaanayaan.

4:09

Wax Ilaahaydu sharaaciidiisa dow khilaafsanayay sharaf ma ay iimaanaysan.

4:13

أو إقرارها، ama markaa ya'ni in la qiro, la iqraariyo.

4:19

فليحذر المرء لنفسه، qof, qof nafsaddiisa ha u turo, ha u digtoonaado, qof walba nafsaddiisa ha u digtoonaado uu yiri.

4:31

Kufri bawaah uu ku sheegay soo ma jeedee.

4:33

Wuxuu ka hadlaa waa al-qawaaniin al-wadciyyah.

4:36

Waliba dadkii la soo tacaalayay oo hayo aad wax badan uga qoray Shaykh Ahmed Muhammad Shaker.

4:42

Khawaarijna maaha Ahmed Shaker, nin la yaqaano waaye, musnadkii uu tahqiiqiyay kutub badan, wuxuu sharaxay Tirmidhiiga.

4:51

Waxaan kaloo la sheegaa Qutbi iyo waxaasna maaha.

4:55

Oo Sayyid Qutbi asagaa ka cilmi badnaayay, kanuu ya'ni, ya'ni, caalimsa, ya'ni, caalimno iyo ahaay Sayyid Qutbi adigoo ahaay asaga.

5:05

Maya, waxan la isku warwareejiyo lama rabo.

5:10

Shaykh Ahmed Muhammad Shaker sidaasuu yiri.

5:12

Cudur daar ku dabcan waxan ku xirnaanaa zamanka.

5:16

Haddii qofkaani jahli waxa ay socdaan, socdaan, socdaan, markaa danbe waxaa imaan kara dadka qaar kood Sayyid Ibn Uthaymeen buu u sheegayay nooc jahli ah inuu ku dhaco, ku dhacaan, kaas waxba looma sheegaa.

5:29

Mar walba kufriga mucayankaas ah wuxuu u baahan yahay istifaa'u shuruud wantifaa'u mawaani'.

5:35

Waan leeyahay hebel aa gaala, iyo hebel aa gaala ma lihiin.

5:38

Laakiin mas'aladaan ka hadlaynaa, hortu mas'aladaan fahmi, kufraak baraa martahay masa maaha.

5:46

Waayahay. Shaykh Muhammad Ibrahim, ee muftigii wuxuu ahaa Shaykh Bin Baaz ku hurreey, nin caalim ahuu ahaa.

5:56

Kitaab uu ka qoray Tahkeemu al-Qawaaniin buu leeyahay.

5:59

Mas'aladaan qawaaniintuu ka qoray. Wuxuu yiri فهذه المحاكم محاكمتان الآن حد يري في كثير من أمصار الإسلام oo magaalooyinka Islaamka in badan oo ka mida, dhexooda ku taalna مهيئة waa la diyaariyay، مكملة waa la dhameystirey،

6:17

مفتوحة waa la furay، مفتوحة الأبواب irdeheedu waa tu ay furan yihiin, la furay، والناس إليها أسراب، إثر أسراب dadkuna marka koox koox ay ugu socdaan، يحكم حكامها بينهم حukaamta meeshaa marka yacni kuwa xukumaayo, qadaadka ah,

6:36

dadka aaadaayo waxay ku xukumaayaan بما يخالف حكم السنة والكتاب sunnada iyo kitaabka wax khilaafsan، من أحكام ذلك القانون أو qaanuunkaas ahkaamtiisa ah، وتلزمهم به oo lehba waa ku fulinay, waa ku laazimay، وتقرهم عليه، waa ku dulqirey،

6:55

وتحتمه عليهم، waa ku waajibnay. Haye، فأي كفر فوق هذا الكفر gaalnimada, gaalnimadaan ka, gaalnimadaas ka sarreysa maxay tahay, وأي مناقضة للشهادة بأن محمدا رسول الله بعد هذه المناقضة محمد رسول الله shahadadeedii, wax ya'ni burin ka weyn ma jirto oo la buriyo tan ka daran.

7:23

Nabigii baa maada lugu leexanayaa, Rasuulkii baa nolosha wax xukuma lahaa.

7:27

Kitaabkii Ilaahay nolosha dadka wax xukuma lahaa.

7:30

Oo waxaa lagu leeyahay maya masaajidka gee, ayaa lagu leeyahay.

7:34

Diin markaan la sheegay diin ah, diintii soo masaajidka maaha, maxay tahay waxaanay leedahay doodnaa.

7:42

Sheikh Muhammad Al-Amin Al-Shanqiti isaguna waa Allaama, adoo ulbayaanka sheekh iska leh waa Al-Adbun Namirka, aad ayuu uga hadlay sheekhaas, meelo badan uu uga hadlay qawaaniintaan, tahkiimul qawaaniinka.

7:55

Adoo ulbayaanka ولا يشرك في حكمه أحدا uu uga hadlay.

8:00

Waxa uu yiri وبهذه النصوص السماوية nusuustaan samada xaggiida ka timid oo Alla xagiiisa, Alla tii dhekarnaa aan sheegnay، يظهر غاية الظهور waxaa muuqanayo yiri غاية الظهور أن الذي، waxaa muuqanayo أن الذين يتبعون القوانين الوضعية waxaa laga hadlaa القوانين الوضعية محل النزاع meeshaas ayaa ah.

8:29

Xal nizaac ma aha الحكم بغير ما أنزل الله عمومkiisa ma aha.

8:34

Waxaan ka hadlaynaa waa القوانين الوضعية.

8:37

Qofkaas duu meel kale aado waa dhib waaye.

8:40

آداب البحث والمناظرة waxa ugu horreysa horta meesha laga doodayaa in la xaddido.

8:45

Waa yahay. Wuxuu yiri marka ولا يشرك في حكمه أحدا aayaaddaan markaas uu yiri waxaa waxaan, waxaa ka cad uu yiri أن الذين يتبعون القوانين الوضعية kuwa raacayo, Alla tii sharaaxay Shaydaanu uu jideeyay على ألسنة أوليائه uu ku jideeyay مخالفة لما شرعه الله iyadoo khilaafsan,

9:06

wuxuu Alla jideeyay على ألسنة رسله uu ku jideeyay khilaafsan أنه لا يشك في كفره كufrihooda ku shakin maayo، وشركه iyo shirkigooda، إلا من ضمس الله بصيرته qof uu Ilaahay baseerada ka teerteray, baa ku shakinaayo، وأعماه عن نور الوحي مثله waxiiga nuurkiisa ayagoo kale uu ka indho le'eysiiyay,

9:32

kan baa ku shakinaayo. Sheikh Muhammad Al-Amin Al-Shanqiti insaanada khawaarijta ka mid ma aha, ee Qutbina ma aha, waa caalim, Imam caalim weyn.

End of transcript · 1,220 words

Up next

Keep watching Swipe through more videos, one after another
  1. 9:07 مزاعم عن سيطرة جماعة شيطانية على الحكومات وخطة لظهور المسيح الدجال English → Arabic 144 views
  2. 3:41 حوار بين حاخام وكاثوليكية من عائلة يهودية حول الهوية والمسيح English → Arabic 80 views
  3. 4:44 الموت والحياة بعد الموت: الإيمان بالآخرة والاستمتاع بالحياة English → Arabic 76 views
  4. 0:50 قانون المراسلة: كما في الأعلى كذلك في الأسفل English → Arabic
  5. 2:09 حضور الشهداء والإيمان والصمود في مواجهة الصعاب Persian → Arabic
  6. 4:04 التصور الذهني والتجلي والجسد البلوري English → Arabic
  7. 4:31 محارب قديم في العراق يدافع عن حرية المسلمين الدينية أمام مجلس المدينة English → Arabic
  8. 4:08 إيل وإلوهيم والله ويهوه: تاريخ أسماء الآلهة English → Arabic
  9. 1:51 التحصين من السحر: الأذكار وآية الكرسي والرقية Turkish → Arabic
  10. 1:34 فنادق مكة الفاخرة: نقد الثراء والتفاوت الطبقي English → Arabic
  11. 1:16 شرح الشريعة الإسلامية: الإيمان والعدل والأسرة والرحمة English → Arabic
  12. 1:01 الزوهار وسقوط الدول الغربية والدعوة إلى مسيحية محاربة English → Arabic
iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Made with TranslateMom

TranslateMom transcribes and translates videos from X, TikTok, YouTube and Instagram. Paste a link and you get a page like this one, in your language.

تم النسخ باستخدام TranslateMom. الصق رابط أي فيديو لتحصل على ترجمة ونص مكتوب بلغتك.

© 2026 TranslateMom · AI video translation and subtitles Transcripts Sources Pricing Legal