Somalian jakaminen alueisiin ja islamilaisten johtajien kohtalo
3 min About Somalia Politics
3 min About Somalia Politics
Number one, ummadda Soomaaliyeed in laga ilaaliyo marka ugu horeysa waxa la wixii diin kul e in ay kor u soo kacaan madaxka Islaamigaana la baabi'iyo waa aasaas ka dhafka ugu horeya.
Stage-ka kawad waa kaa weyn. Laguna baabi'iyo nimanka la diiniyiinta ah, ee masuuniyinta ah, ee mustashiriqinta ah ee ofka Soomaaliyeed ku hadla gaalagaala biiraado in lagu baabi'iyo gacantood.
Hadii fuli waayaan gacanta in lagu baabi'iyo gaalada.
Stage-ka labaad waxa weeyaan dadka Soomaaliyeed dalka Soomaaliya layiraahdo in loo qaybiyo marka horeeto maraadiq in loo qaybiyo region, region in loo qaybiyo marka ugu horeys.
Laakin marka hore laga dhigo stages in laga dhigo region, region in laga dhigo.
Region walibana loo sameeyo nin gabarnada in loo sameeyo oo raysal qabiilaha oo la diiniye in loo sameeyo.
Arinta ayabaa markii la sameeyo inay ku qankaan oo loo tamhiidiyo nimanka la diiniyiinta ah, ee masuuniyinta ah, ee mustashiriqinta ah, ee roosaal qabaa'il ah nimanka la diiniyiinta ah, ee masuuniyinta ah, ee mustashiriqinta ah, ee roosaal qabaa'il ah ee looga kaaftoome kaa ba qabiilkii hore waa la azile iminka oo gaada.
Gaalada way azileen kaa ba qabiilkii hore way azileen.
Kaa ba qabiilkii hore ee Taliyaaniga Ingiriiska ee sii jireen soddonka way azileen markay soo bixeen nimankii tarbiyeenayn kolkii soo bixeen.
Nimankii tarbiyeenayeen ayaa maanta kaa ba qabiiladii la dhakmay.
Waa kaa ba qabiilo waawayn iyo kaa ba qabiilo hoose weyn.
Oo gaada taah. Waxa loo baabi'inayaa marka qabaa'ilka marka hore maraadiq la loo goynayaa.
In la baabi'iyo marka ugu horeysa sharcina laga dhigo Ummuul Mutahida magaca layiraahdo Dawlatu Soomaal in la baabi'iyo marka horeetu.
Qaanuunka United Nations ku qor may. Dawlad siday u sameysnayd in ikhtilaal kalate lagu sameeyo oo laga baabi'iyo laga saaro stagekii ahaa inay tahay international government inay tahay in laga saaro qor may.
Waa inay tahay stages kalate la marsiiyaa oo loo tamhiidiyaa sidii horeba loo aqoonsaday loo tamhiidiyaa marka hore oo gadaal loog recreation lagu sameeyo systemkii oo aha in marka horeeto stages laga dhigo oo loo proof international community-ga dadkaani inaanay ahayn dawlad inaanay ahayn ee yihiin regions,
regionskaasina ay xaq u leeyihiin region walba qoladii ka talisa in ay meeshaas dood kula biiri karto.
Stagekaas waa stageka maanta ay ku sugan tahay Soomaaliya.
Yaadii deya markaa. Waxa diidi lahaa qadiyadda ninkii mutaallimihihiia toosan, ninka wadaadka ah ee toosan, shacbiga toosan ayaa diidi lahaa.
Laakin shacbigii wax ay raaceen kaa ba qabiil la diiniye oo masuuniya oo isticiraaqiya ayey raaceen.
Ninkii diiniga ahaaana la diini, masuuni, isticiraaqi Soomaaliya ayaa dilay.
Ninkii u qeeraan lahaa wadankana waa nimankaasaa loogu talagalay oo dispatch-ka lagu sameeyey oo aan hadii la isku dayo toban sanno kaloo isu soo aruuri karin marka laytu
End of transcript · 446 words
TranslateMom transcribes and translates videos from X, TikTok, YouTube and Instagram. Paste a link and you get a page like this one, in your language.