0:01

Waxaa ugu horreeya Al-Allaamatu Ahmed Muhammad Shaakir, sheekhan Musnadka tahqiiqiyay, Tirmidiga sharaxay, ee, Ba'thu-l-Hadiidka iska leh, ee, ya'ni kutubaha farax badan leh, ya'ni la yaqaanoo, mu'taqadkiisa iyo cilmigiisa ba waa la yaqaanaa oo macruuf.

0:18

Isagoo Ahmed Shaakir kitaab uu leeyahay leeyahay Al-Hukmul Jaahiliyyah, safhada 29aad wuxuu yiri: إِنَّ الْأَمْرَ فِي هَذِهِ الْقَوَانِينِ, arrinka qawaaniintan ku saabsan, الْوَضْعِيَّةِ, qawaaniintan la dajistay, وَاضِحَةٌ, waa mid iska cad, buu yiri, وُضُوحَ الشَّمْسِ,

0:37

qorraxda siday u cad tahay oo kale. Qofka cilmi leh waa u cad tahay.

0:42

هِيَ كُفْرٌ بَوَاحٌ, waa gaalnimad cad, buu yiri, لَا خَفَاءَ فِيهِ وَلَا مُدَاوَرَةَ, qarsoodi iyo laalaab iyo ma lahan.

0:54

وَلَا عُذْرَ لِأَحَدٍ مِمَّنْ يَنْتَسِبُ لِلْإِسْلَامِ كَائِنًا مَنْ كَانَ فِي الْعَمَلِ بِهَا أَوِ الْخُضُوعِ لَهَا أَوْ إِقْرَارِهَا فَلْيَحْذَرْ الْمَرْءُ لِنَفْسِهِ, cudur daar uma lahan, buu leeyahay, qof Islaamka uu nisba sheegta ciduu doonaba ha ahaadee inuu camal furo qawaaniintaas,

1:18

inuu u xuduuco oo u madaxraarciyo, inuu qiro, qof walboow nafsaddiisa ha u digtoonaado.

1:27

Walaalkii Maxamuud Shaakir isaguna hadal dheer buu leeyahay Ahmed Shaakir, cundadu tafasiirkii uu ku soo naqliyay tafsiirkaan Ibnu Kathiirka uu ka ikhtisaariyay.

1:36

Muhammad Ibrahim, muftigii hore, ya'ni Sheikh Muhammad ibn Ibrahim, kitaab Risaalo uu leeyahay qawaaniintaa wadciyada uga hadlay, wuxuu isaguna sidaan u yiri: فَهَذِهِ الْمَحَاكِمُ الْآنَ, maxaakimtan hadda, فِي كَثِيرٍ مِنْ أَمْصَارِ الْإِسْلَامِ,

1:52

magaalooyin badan oo magaalooyinka Muslimiinta ka mid ah dhexdooda ah, مُهَيَّأَةٌ, waa la diyaariyay, مُكْمَلَةٌ, waa la dhammaystiray, مَفْتُوحَةٌ, tullaa furay, مَفْتُوحَةُ الْأَبْوَابِ, irdideeda waa ballaqanyihiin, وَالنَّاسُ إِلَيْهَا أَسْرَابٌ إِثْرَ أَسْرَابٍ,

2:10

dadkana marka, ya'ni, koox koox ay ugu socdaan, waa lagu qulqulaa.

2:15

يَحْكُمُ حُكَّامُهَا بَيْنَهُمْ, xukaamtooda waxay ku xukumaan dadkaas dhexdooda, بِمَا يُخَالِفُ حُكْمَ السُّنَّةِ وَالْكِتَابِ, wax Sunnada iyo Kitaabka khilaafsan.

2:27

مِنْ أَحْكَامِ ذَلِكَ الْقَانُونِ, ooQaanoonka ahkamtiisa ah, وَتُلْزِمُهُمْ بِهِ, waliba waa ku laazimaysaa, xoog ay qabaan, waayib, ku ufuliyana waa qabaan.

2:38

وَتُقِرُّهُمْ عَلَيْهِ, waa ku qiraysaa dushooda, وَتُحَتِّمُهُ عَلَيْهِمْ, waajib ay uga dhigaysaa, فَأَيُّ كُفْرٍ فَوْقَ هَذَا الْكُفْرِ, gaalnimadeed gaalnimadaan ka sarreeysu, buu yiri, نَعَمْ.

2:50

وَأَيُّ مُنَاقَضَةٍ لِلشَّهَادَةِ بِأَنَّ مُحَمَّدًا رَسُولُ اللَّهِ بَعْدَ هَذِهِ الْمُنَاقَضَةِ, burrinta ka weyn maxay tahay Muhammadun Rasulullah la buriyo tan, tan ka daran waa maxay?

3:03

تحكيم القوانينku waa sidaa ku yiri, nàam.

3:06

Waliba wuxuu dhex geliyay Sheikh Muhammad Ibrahim kufru-l-i'tiqaad, uu dhex geliyay.

3:11

Ash-Sheikh Ibn Uthaymeen, rahimahullah, sayn culimadii zamankan waa weyneyd ka mid ahaa, wuxuu yiri: وَقَالَ لِلسُّؤَالِ هَلْ هُنَاكَ فَرْقٌ بَيْنَ الْمَسْأَلَةِ الْمُعَيَّنَةِ الَّتِي يَحْكُمُ بِهَا الْقَاضِي بِغَيْرِ مَا أَنْزَلَ اللَّهُ وَبَيْنَ الْمَسَائِلِ الَّتِي تُعْتَبَرُ تَشْرِيعًا عَامًّا,

3:28

farqi ma uu dhacayo, yaabale, tashriicga guud, ya'ni in Islaamkii laga qabsado, tashriicga guud laga qabsado oo wax kale la dhigto, iyo in Islaamkii tashriiciisa yaalle laakiin marmar aan la garab maro, farqi ma uu dhacayo, yaabale, su'aale.

3:44

فَأَجَابَ بِقَوْلِهِ, wuxuu ku jawaabay: نَعَمْ, hunaaka farqun, baa uu dhacayay.

3:49

فَإِنَّ الْمَسَائِلَ الَّتِي تُعْتَبَرُ تَشْرِيعًا عَامًّا, masaaiisha lagu magacaabo tashriicca caamka, laa, ya'ni lagu ixtibaariyo, لَا يَتَأَتَّى فِيهَا التَّقْسِيمُ السَّابِقُ, qaybintii aan soo sheegnay hore ee waa la kala saaraada malaha iyada.

4:08

وَإِنَّمَا هِيَ مِنَ الْقِسْمِ الْأَوَّلِ فَقَطْ, waa qaybta hore waaye biss.

4:14

Qaybta hore waa maxay? حَالَاتُ الْكُفْرِ الْأَكْبَرِ, ayuu qaybta hore ka soo dhigay, waa kufri akbar iyada, wax kale ma aha.

4:22

لِأَنَّ هَذَا الْمُشَرِّعَ تَشْرِيعًا, midkaan tashriicca samaynaya, يُخَالِفُ الْإِسْلَامَ, Islaam ka khilaafsan, إِنَّمَا شَرَعَهُ لِاعْتِقَادِهِ, wuxuu u sameeyay oo u jiideeyay, اِعْتِقَادٍ, oo i'tiqaadnaayo, أَنَّهُ أَصْلَحُ مِنَ الْإِسْلَامِ,

4:41

inuu Islaamka ka habboon yahay, وَأَنْفَعُ لِلْعِبَادِ, dadkuna oo kan uu nacfi badan yahay, كَمَا سَبَقَتِ الْإِشَارَةُ إِلَيْهِ, marba hadduu inta uu qoray dadkiina ku ilzamiinayo, waxayba iska tahayba kanaa fiicnaan, way waxaan fiicnayn, xub, xub, xubuu daalaa isagii.

5:01

Waayahay, meeshaas marka daa, waa saddex, ya'ni, ee, saddex imaam oo ayimadii zamankan ka mid ah.

5:11

Shanqiiitii isagana marka aduuulbayaanka kitaabkiisa meelo badan buu uga hadlay.

5:16

Wuxuu uga hadlay: وَلَا يُشْرِكُ فِي حُكْمِهِ أَحَدًا فِي سُورَةِ الْكَهْفِ, marka uu fasirayay.

5:22

Waxaa kale uu uga hadlay: ذَلِكَ بِأَنَّهُمْ قَالُوا لِلَّذِينَ كَرِهُوا مَا نَزَّلَ اللَّهُ سَنُطِيعُكُمْ فِي بَعْضِ الْأَمْرِ, waa uga hadlay.

5:30

Labadaa meel aad buu uga hadlay. Meelo kalana waa uga dhax hadlay tafsiirkiisa.

5:35

Markaan meelahas gaar gaarna iyana waa soo qaarqaadi doonaa.

5:39

Aduuulbayaanka isaguna wuxuu yiri sidaan: ee, meeshaa وَلَا يُشْرِكُ فِي حُكْمِهِ أَحَدًا taan, marka aayaddaan marka uu fasirayay war gaaban buu yiri: مَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنْزَلَ اللَّهُ مُعَارَضَةً لِلرُّسُلِ وَإِبْطَالًا لِأَحْكَامِ اللَّهِ فَظُلْمُهُ وَفِسْقُهُ وَكُفْرُهُ كُلُّهَا كُفْرٌ مُخْرِجٌ عَنِ الْمِلَّةِ

5:57

وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنْزَلَ اللَّهُ مُعْتَقِدًا أَنَّهُ مُرْتَكِبٌ حَرَامًا فَاعِلٌ قَبِيحًا فَكُفْرُهُ وَظُلْمُهُ وَفِسْقُهُ غَيْرُ مُخْرِجٍ عَنِ الْمِلَّةِ, tafsiilkii aan soo sheegnay buu aayaddaan marka uu ka hadlayay uu sheegay.

6:12

Walaa yushriku fii hukmihi ahadan markuu ka hadlaayayna wuxuu yiri.

6:16

Wa yufhamu min haadhihil aayaati aayaadahan waxaa laga fahmaa ka qawlihi walaa yushriku fii hukmihi ahadan annamuttabi'ii ahkaamil musharri'iina dadka wax sharci jideeyo, xeerarka dadka sameeyo, ahkaamtooda kuwa raaco.

6:34

Ghayra maa shara'ahu wuxuu yiri alla jideeyay, waxaan ahayn kuwa jideeyo ahkaamtooda dadka raaco.

6:41

Wuxuu yiri annahum mushrikoona billaahi waa kuwa ilaahay u shariikiyaa.

6:45

Wa haadhal mafhuumu jaa'a mubayyinan fii aayaatin ukhraa.

6:50

Mafhuumkaasina aayaada kale uu ku caddeeyahay ka qaw-- ee yaa lagu caddeeyay ka qawlihi ee Allah uu yiri subxaanahu wata'aalaa.

6:58

Eeeh, sida uu markaa Allah uu yiri fiimanittaba'a tashriica shaytaani fii ibaahatil maytati bida'waa annahaa dhabihatullah.

7:10

Kii raacay shaydaanka warkiisa oo markay ayuu yiri bakhtigu ilaahay baa goobracay oo allaaba dilay, ma la cuno isaga.

7:19

Waxaan naga dilna marka marka la cuno hayo, xalaal waaye la dhahay.

7:23

Midka ilaahay dilayna la dhahay waa xaaraan.

7:26

Taas maxay tahay uu yiri. Dad badana sharciga duran ma ogtahay.

7:30

Shaydaanka markaa yaa uu akhriyay wa inna shayateena layuuhuuna ilaa awliyaaihim liyujaadilookum wa in adaa'tumuhum maxaa leh yiri innakum lamushrikoon.

7:41

Tayib. Fasarraha bi annahum mushrikoona bi daa'atihim.

7:45

Dee shaydaanka daacada ee shaydaanka addeecayaan mushrikiiniin ayay ku yihiin boo waa la caddeeyay.

7:50

Wa haadhal ishraaku shirki faliddaasna fid daa'ati daa'adahu wattiba'it tashriicil mukhaalifi lima shara'ahullahu ta'aalaa.

7:58

Iyagoo illa raaco sharcigii alla jideeyay, sharci aan ahayn mushriknimo ku timid waaye.

8:04

Tayib. Haa yacni markaa wuxuu yiri haadhal muraad wa haa yacni haadhal huwa al muraadu bi ibaadati shaytaan.

8:15

Kaana markaa waa ula jeedada markaa muraadka shaydaanka caabudiddiisa laga wado fii qawlihi ta'aalaa alam a'had ilaykum yaa banii aadama allaa ta'budush shaytaan.

8:26

Yacni inaad addeecdaan uu yiri. Tayib. Iyo wa qawluhu ta'aalaa wuxuu yiri an nabiyyihi Ibrahim yaa abati laa ta'budish shaytaan iyo in yad'uuna min duunihi illaa inaathan iyo.

8:37

Aduu aayaadahaas uu keena ilaa uu yiri. Wa bihaadhihin nusuusis samaawiyyatil latii dhakarnaa.

8:43

Nusuustaan samaawiga ahaan sheegnay. Yatharu waxaa muuqanayo gaayatadh duhuur.

8:50

Yacni muuqnaan muuqasho meesha ugu dambayso.

8:56

Annalladziina yattabi'uunal qawaaniinal wad'iyyah kuwa raacaya qawaaniinta bashar ku sameystay.

9:03

Allatii shara'ash shaytaanu shaydaanka uu jideeyay.

9:06

Alaa alsinati awliyaaihi awliyadiisa carabiyadooda uu ku jideeyay.

9:10

Kuwaa markaa yacni ee kuwa raacay mukhaalifatan lima shara'ahullahu azza wa jalla alaa alsinati rusulihi iyadoo waliba ay khilaafsan tahay.

9:20

Wuxuu Allah rasuushiiisa carabiyadooda ku jideeyay kuwaasi wuxuu yiri annahu laa yashukku fii kufrihim wa shirkihim illaa man qamasallaa illaa man qamasallahu basiiratahu wa a'maahu an nuuril wahyi mithlahu.

9:38

Illaa qof illaa shirgaalnimadooda waxaa ku shakinayo uu yiri.

9:42

Ku shakin maayo illaa qof Allah uu tirtiray argiisa.

9:47

Waxiiga nuurkiisaana uu ka indhatiray xagiisa.

9:50

Ayagoo kale lagay lagaga indhatiray. Kadib markaa wuxuu yiri

End of transcript · 1,162 words

iPhone app Translate videos on your iPhone Paste a TikTok, Instagram or X link, add subtitles in your language and save the video to Photos.

Made with TranslateMom

TranslateMom transcribes and translates videos from X, TikTok, YouTube and Instagram. Paste a link and you get a page like this one, in your language.

Transcribed with TranslateMom. Paste any video link to get subtitles and a transcript in your language.

© 2026 TranslateMom · AI video translation and subtitles Transcripts Sources Pricing Legal